Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka ugu weyn ee argagixisadu waa in ay niyad jabiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ka soo kabanaya duruufaha adag”

Dhuusamareeb, Ogosto 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee argagixisadu ay sida gaadmada ah ugu laayeen mid ka mid ah hoteellada ku yaala Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay murugada uu leeyahay falkan arxan darrada ah maadaama cadowgu ay doonayaan in ay ku …

Madaxweyne Farmaajo “Ujeedka ugu weyn ee argagixisadu waa in ay niyad jabiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ka soo kabanaya duruufaha adag” Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb

Dhuusamareeb, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoogga saaraya sidii looga mira-dhallin lahaa Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug. Shirkan ayaa ku saabsan dhammeystirka wada-tashiga hannaanka geeddi socodka siyaasadeed, amni iyo dhaqaale ee dalka, iyadoo madaxdu ay ka …

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dhuusamareeb Read More »

Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Kulanka aan Caadiga Ahayn ee Golaha Shacabka

KHUDBADDA MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI MAXAMED (FARMAAJO), MADAXWEYNAHA JFS KULANKA AAN CAADIGA AHAYN EE GOLAHA SHACABKA JFS MUQDISHO: SABTI 15KA OGOSTO 2020 Bismillaahi Raxmaani Raxiim ⦁       Guddoonka Golaha Shacaka ⦁       Guddoomiyeyaasha Guddiyada Golaha Shacabka ⦁       Xildhibaannada sharafta leh ⦁       Xubnaha Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Xil-gaarsiinta iyo Mas’uuliyiinta kale iyo dhamaan marti sharafta kale ⦁       Guddoomiyaha Gobolka …

Khudbadda Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Kulanka aan Caadiga Ahayn ee Golaha Shacabka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb

Muqdisho, Ogosto 15, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga warbixiyay Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Dhuusamareeb, gaar ahaan wada hadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka. Madaxweynaha ayaa uga mahad-celiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada sida ay uga …

Madaxweyne Farmaajo oo uga warbixiyay Baarlamaanka JFS Wadahadalladii Dhuusamareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho, Ogosto 13, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdirixmaan geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Adeerkii Sheekh Cusmaan Sheekh Cabdirixmaan oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Alle u weydiiyey Marxuumka in uu hooygiisa ka yeelo Janatul Firdowsa, Samir iyo …

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada

Muqdisho, Ogosto 12; 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka iyo adkeynta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in isku duubnida, dhabar adayga, waddaniyadda iyo ka fogaanta qabyaaladda ay fure u …

Madaxweyne Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada Read More »

Marwada Koowaad ee dalka oo magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay Xarun Caafimaad oo loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka

Hobyo, Ogosto 09, 2020; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo ay wehelinayaan Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Maxamed Nuur Gacal ayaa si wada jir ah uga dhagax dhigay Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug Cusbitaal loogu tala galay daryeelka caafimaadka hooyada iyo dhallaanka. Marwo Saynab …

Marwada Koowaad ee dalka oo magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay Xarun Caafimaad oo loogu tala galay hooyada iyo dhallaanka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe

Muqdisho, Ogosto 05, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxday Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka mid ahayd hormuudka samefalayaasha Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay muddadii dheerayd ee Dr. Xaawo Cabdi ay u adeegaysay shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe Read More »

FARRIINTA MADAXWEYNE FARMAAJO EE MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO EE SANADKA 1441-HIJRIGA

HAMBALYO MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO EE SANADKA 1441-HIJRIGA Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi wabarakaatu. Ciid Wanaagsan. Waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ee sanadka Hijriga 1441-ka Alle waxaan ka baryayaa in uu noo aqbalo ducada dadka muslimiinta ah ee sanadkaan nasiibka u helay in ay gutaan acmaasha Xajka. Maalmahan barakaysan …

FARRIINTA MADAXWEYNE FARMAAJO EE MUNAASABADDA CIIDDA CARAFO EE SANADKA 1441-HIJRIGA Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo Sanadka 1441-Hijriga

Muqdisho, Luuliyo 30, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo Sanadka 1441Hijriga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta gaarka ah ay leeyihiin maalmahan barakeysan ee bisha Carafo oo astaan u ah isu-naxariisashada, ilaalinta danta guud iyo midnimada dadka muslimiinta ah. “Maalmahan barakaysan ee bisha Carafo …

Madaxweyne Farmaajo oo shacabka u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Carafo Sanadka 1441-Hijriga Read More »

Scroll to Top