Uncategorized

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA IYO XOG-HAYAHA GUUD EE GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Nofeembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa magacaabay Guddoomiye ku-xigeenada iyo Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir. Mudane Ciise Maxamuud Guure Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) Guddoomiye Ku-Xigeenka Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYE KU-XIGEENNADA IYO XOG-HAYAHA GUUD EE GOBOLKA BANAADIR Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY MADAXTOOYADA CUSUB EE GALMUDUG

Dhuusamareeb, Nofeembar 20, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Madaxtooyada Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ku bogaadiyey madaxda dowlad-goboleedka Galmudug dadaalka xooggan ee ay galiyeen dhismaha xarumaha danta guud ayaa tilmaamay in hirgelinta mashruucan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY MADAXTOOYADA CUSUB EE GALMUDUG Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA BAXDO EE GOBOLKA GALGADUUD

Baxdo, 19, Nofeembar, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud oo ka mid ah deeganada laf dhabarta u ah halganka socda ee ka dhanka ah Argagixisada, waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA BAXDO EE GOBOLKA GALGADUUD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN

Maxaas, Nofeembar 19, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah dagaalka looga soo horjeedo argagixisada, waxaana wafdiga Madaxweynaha halkaas kusoo dhoweeyay Madaxweyne ku xigeen ka Hirshabelle Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Xildhibaanno, Masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabeelle iyo shacabka deegaanka. …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB

Muqdisho, Nofeembar 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada iyo abaabulka dagaalka lagaga xoreynayo dalka waxa uu furimaha dagaalka kaga dhagaysan doonaa Talisyada iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB Read More »

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA KA JEEDIYAY FURITAANKA KALFADHIGII LABAAD EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA

BISMILAAH……. GUDDOONKA LABADA AQAL EE BARLAMAANKA JFS…… XILDHIBAANADA BARLAMAANKA JFS MARTI SHARAFTA KALE ….. MUDANEYAAL IYO MARWOOYIN, Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB: Isla markii aan xilka la wareegay waxaan la kowsaday laba xaaladood oo kala daran: Abaaro saameeyay in ka badan 7 Milyan oo qof, iyo KHAWAARIJTA oo sii kordhiyay culayska ay ku …

KHUDBADDA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA KA JEEDIYAY FURITAANKA KALFADHIGII LABAAD EE BAARLAMAANKA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA IMAARAATKA CARABTA

Muqdisho, Nofeembar 13, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Axmed Jumca Al-rumeysi. Danjire Axmed Jumca ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda soo gaarsiyey salaan iyo farriin muujineysa ixtiraamka qarannimada iyo xoojinta xiriirka walaaltinimo ee labada shacab, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE DOWLADDA IMAARAATKA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY TALIYAHA CIIDANKA BADDA IYO DIFAACA XEEBAHA

Muqdisho, Nofeembar 13, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Gaashaanle Sare Mubarak Cabdiqani Muuse Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo magaacaabistan ku saleeyey sharciga dhismaha Ciidanka Xoogga dalka ee Lr. 15 ayaa faray Taliyaha cusub in uu sii amba-qaado qorsheyaasha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY TALIYAHA CIIDANKA BADDA IYO DIFAACA XEEBAHA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO BOOQDAY XARUNTA LAGU TABABARAYO CIIDANKA BADDA SOOMAALIYEED EE JOOGA ERETERIYA

Muqdisho, Nofeembar 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Badda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa warbixinno ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidanka Badda ee tababarka u jooga Ereteriya iyo sida ay diyaarka ugu yihiin …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO BOOQDAY XARUNTA LAGU TABABARAYO CIIDANKA BADDA SOOMAALIYEED EE JOOGA ERETERIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY XARUNTA LAGU TABABARAYO CIIDANKA CIRKA SOOMAALIYEED EE JOOGA ERETERIYA

Asmara, Nofeembar 11, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xerada ay tababarka ku qaadanayaan Ciidanka Cirka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkiisii hore ee bishii Luuliyo ee sanadkan uu ku …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY XARUNTA LAGU TABABARAYO CIIDANKA CIRKA SOOMAALIYEED EE JOOGA ERETERIYA Read More »

Scroll to Top