Uncategorized

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA MIDOWGA AFRIKA IYO KU-XIGEENKIISA

Muqdisho, Febaraayo 07, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Moussa Faki iyo Ku-xigeenkiisa Marwo Dr. Monique Nsanzabaganwa oo dib loogu doortay Hoggaanka Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa adkeeye muhiimadda ay leedahay in Hoggaamiyeyaasha Qaaraddu ay wadajir uga shaqeeyaan qorshaha heer Qaaradeed ee ku aaddan Ilaalinta …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYAY GUDDOOMIYAHA MIDOWGA AFRIKA IYO KU-XIGEENKIISA Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Kulanka 4-aad ee gaarka ah Kal-Fadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka

  Muqdisho, Febaraayo 06, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ee ku qabsoomay magaalada Samareeb ayaa ku bogaadiyey Labada Aqal ee Baarlamaanka sida ay uga qeyb qaateen in dalku aanu gelin firaaq-dastuuri ah. Madaxweynaha ayaa Xildhibaannada …

Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Kulanka 4-aad ee gaarka ah Kal-Fadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Samareeb

Samareeb, Febaraayo 03, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsan dardar galinta hannaanka doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda heshiiskii 17-ka Seebteembar ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulankan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen …

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Samareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Samareeb

Samareeb, Feberaayo 01,2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo uu ku guddoominayo Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee qabsoomidda doorashada dalka. Shirkan oo socon doona 1-da ilaa 3-da bishan Febaraayo ayaa ku saleysan dhaqan gelinta heshiiskii …

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Samareeb Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Maxamed Nuur Galaal

Muqdisho, Feberaayo 1, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkii argagixisanimo ee galabta ka dhacay Muqdisho. Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga tacsiyeeyey geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka Xoogga Dalka, …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Janaraal Maxamed Nuur Galaal Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya

Muqdusho, 30 Jannaayo, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa la wadaagay sida ay uga go’an tahay dowladda qabsoomidda doorasho daahfuran, iyada oo la raacayo Heshiiskii 17-kii sibteembar 2020 ee ay ansixiyeen Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka warbixiyey …

Madaxweyne Farmaajo Oo Madaxtooyada Qaranka Ku Qaabilay Wakiillada Beesha Caalamka Ee Soomaaliya Read More »

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR Muqdisho, Jannaayo 28, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare. Madaxweynaha ayaa u cuskaday meelmarinta go’aankii Golaha Shacabka ee 27kii …

ANSIXINTA 13KA KURSI EE LAGU KORDHINAYO GOLAHA AQALKA SARE EE MATALAADDA GOBOLKA BANAADIR Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ku Qaabilay Madaxtooyada Qaranka

Muqdusho, Jannaayo 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu wehelinayay Safiirka Ingriiska ee Soomaaliya Mudane Ben Fender. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Wasiirka qorsheyaasha hirgalay ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka xaqiijisay hannaanka dib u dhiska Ciidamada, amniga, …

Madaxweyne Farmaajo Oo Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ku Qaabilay Madaxtooyada Qaranka Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AGOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA JAAMACADDA CARABTA IYO DALKA SWITZERLAND

Muqdisho, Jannaayo 18, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo Danjiraha dalka Switzerland Mudane Valentin Zellweger. Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Guddoomiyaha Jaamacadda Carabta Mudane …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AGOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA JAAMACADDA CARABTA IYO DALKA SWITZERLAND Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka

Muqdishu, Jannaayo 8, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u qaaday is-dhexgalka, walalnimada iyo midnimada dhallinyarada Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa xusay ahmiyadda ciyaaruhu ay u leeyihiin nabadda, xasilloonidda iyo horumarka dalkeenna, waxa …

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Dowlad Goboleedyada Dalka Read More »

Scroll to Top