Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Qaabbilay Madaxtooyada Qaranka Ciyaartooyda Dalkeenna Ku Matalaya Olombikada Adduunka
Muqdisho, Luuliyo 15, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha ku matelaya Dalkeenna Ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku dhiirri-geliyey in ay kor u qaadaan magaca iyo sumcadda dalkeennu uu ku leeyahay ciyaaraha Olombikada. Kulankan oo ay goob-joog ku ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka …