MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA GUDDOOMIYIHII GUDDIGA XALLINTA KHILAAFAADKA DOORASHOOYINKA
Muqdisho, Ogoosto 13, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Marxuum Cabdullaahi Abyan Nuur oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa tilmaamay in Marxuumku uu …