Uncategorized

XIL KA QAADISTA WASIIR XUNDUBEEY MA AHA MID WAAFAQSAN DASTUURKA

Muqdisho, Sebteembar 8, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in aysan dhaqan gal ahayn xil ka qaadis kasta oo lagu sameeyo xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ilaa ay ku timaaddo si waafaqsan Dastuurka KMG ah ee dalka. Madaxweynaha oo cuskanaya Qodobka 90aad, Xarafka (e) ee Dastuurka KMG …

XIL KA QAADISTA WASIIR XUNDUBEEY MA AHA MID WAAFAQSAN DASTUURKA Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNSQ

Muqdisho, Sebteembar 7, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya darda-gelinta, horumarinta iyo joogtaynta hawlaha baaxadda leh ee horyaalla hay’adaha amniga, waxa uu Xeer Madaxweyne ku soo saaray qodobadan; 1. Madaxweynaha wuxuu aqbalay istiqaalada uu usoo gudbiyay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (HNSQ) Mudane Fahad Yaasiin, isagoo ku …

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Lataliyaha Amniga Qaranka iyo Kusimaha HNSQ Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA MIDOWGA YURUB IYO SHIINAHA

Muqdisho, Sibteembar 07, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirrada cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann iyo dowladda Shiinaha Mudane FEI Shengchao. Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub Marwo Tiina Intelmann ayaa Madaxweynaha la wadaagtay dadaalka ay ku bixin …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARAAQAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIREYAASHA MIDOWGA YURUB IYO SHIINAHA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARAY MUDANE FAHAD YAASIIN IN UU SII WADO HOGGAAMINTA HAY’ADDA SIRDOONKA IYO NABADDA SUGIDDA QARANKA

Sibteembar 06, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Markii uu arkay warqadda sumaddeedu ay tahay XRW/314/9/2021 ee uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ee ku saabsan shaqo ka joojinta Taliyaha HNSQ iyo magacaabista Taliye Kumeel Gaar ah; Markii uu arkay; qodobada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FARAY MUDANE FAHAD YAASIIN IN UU SII WADO HOGGAAMINTA HAY’ADDA SIRDOONKA IYO NABADDA SUGIDDA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA JANAASADA KU TUKADAY ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI

Muqdisho, Sibteembar 3, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay Qabuuraha Sheekh Suufi ee Degmada Warta Nabadda. Marxuumka oo ahaa halyey ku suntanaa dal-jacayl, hawl-karnimo iyo waddaniyad, ayaa door weyn ka soo qaatay difaaca kiiska dacwadda baddeenna …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA JANAASADA KU TUKADAY ALLE HA U NAXARIISTEE MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI

Muqdisho, Sibteembar 2, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Cumar  Saalixi ayaa tilmaamay dadaalka Marxuumku uu ku bixiyey kiiska dacwadda baddeenna ee horyaalla Maxkamadda Caddaaladda Adduunka. Madaxweynaha ayaa xusay taariikh …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED CUMAR SAALIXI Read More »

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola

Muqdisho, Ogoosto 31, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya Mudane Dr. John S. Simbachawene iyo Angoola Mudane Sianga Kivuila Samuel Abilio. Danjiraha Jamhuuriyadda Tansaaniya Mudane John S. Simbachawene ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu …

Madaxweyne Farmaajo Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY MUNAASABADDA HIRGELINTA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA

Muqdisho, Ogoosto 23, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay turxaan bixinta, ilaalinta iyo horumarinta afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed, maadaama ay udub dhexaad u yihiin midnimada iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo dul istaagay halgankii dheeraa ee …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DAAH-FURAY MUNAASABADDA HIRGELINTA GUDDIGA 4-AAD EE AFSOOMAALIGA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY WAFDIGA TURKIGA IYO DIBLOMAASIYIINTOODA U JOOGA SOOMAALIYA

Muqdisho, Ogoosto 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan casho sharaf ah oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay diblomaasiyiinta iyo wafdiga Dowladda Turkiga ee ka qeyb galay munaasabadda xuska 10 sano guurada ka soo wareegtay dib u cusbooneysiinta xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xiriirka faca-weyn ee …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY WAFDIGA TURKIGA IYO DIBLOMAASIYIINTOODA U JOOGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO 14-KA OGOOSTO U ASTEEYEY MAALINTA LA DAGAALLANKA MUSUQMAASUQA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, Ogoosto 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ka mid noqoshada Sharciyada Caalammiga ah ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa ayaa tilmaamay in Guddigani uu gundhig u yahay hufnaanta maamulka iyo maaliyadda ee Dalka. “Guddigani waa mid dastuuri …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO 14-KA OGOOSTO U ASTEEYEY MAALINTA LA DAGAALLANKA MUSUQMAASUQA EE SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top