Uncategorized

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CABDI MURIIDI DHEERE (AJAKIS)

Muqdisho, Sebteembar 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee, Marxuum Cabdi Muriidi Dheere Ajakis oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu ahaa jilaa, majaajilayste iyo Barnaamij Soosaare qeyb …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CABDI MURIIDI DHEERE (AJAKIS) Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MUWAADINIINTII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho, Sebteembar 25, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen Muwaadiniintii ku shahiiday qaraxii bahalnimada ahaa ee argagixisadu ay maanta ka fuliyeen magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay isku duubni, wadajir iyo sii joogteynta …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MUWAADINIINTII KU SHAHIIDAY QARAXII MAGAALADA MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 76-AAD EE GOLAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY

Muqdisho, Sebteembar 21, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Meertada 76-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa kaga hadlay Geeddi socodka arrimaha doorashooyinka Soomaaliya, Xakamaynta iyo ka soo kabashada cudurka COVID-19, Dardar gelinta iyo dib-u-habaynta Qaramada Midoobay, Ilaalinta deegaanka iyo isbeddellada cimilada adduunka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 76-AAD EE GOLAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRRADA DALALKA NIGERIA IYO INDONESIA

Muqdisho, Sebteembar 21, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa iyo Indonesia Dr. Mohamad Hery Saripudin. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria Mudane Yusuf Yunusa oo Madaxweynaha soo gaarsiiyay salaan iyo farriin uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane Muhammadu Buhari ayaa …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY SAFIIRRADA DALALKA NIGERIA IYO INDONESIA Read More »

DARDARGELINTA DOORASHOOYINKA IYO HAKINTA AWOODAHA WASIIRKA KOOWAAD

Muqdisho, Sebteembar 16, 2021; Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay tallaabooyinka khilaafsan Dastuurka KMG ah ee uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble sida ku cad Qodobka 87aad, Xarfaha (b) iyo (c) iyo Qodobka 90aad, Xarfaha (b), (c) iyo (e); Markuu ka weecday waajibaadkii loo igmaday Xukuumadda ee ahaa ka shaqeynta …

DARDARGELINTA DOORASHOOYINKA IYO HAKINTA AWOODAHA WASIIRKA KOOWAAD Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA SWEDEN

Muqdisho, Sebteembar 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Dawladda Sweden u soo magacawday Soomaaliya Mudane Per Lindgarde. Danjiraha Boqortooyada Sweden Mudane Per Lindgarde oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday Boqorka …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA SWEDEN Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN CUMAR SULDAAN MAXAMED

 Muqdisho, Sebteembar 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed uu ka …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN CUMAR SULDAAN MAXAMED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAABILAY WAFDI AY HOGGAAMINAYSO KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY

Muqdisho, Sebteembar 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Marwo Aamina Jane Maxamed. Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka wadahadlay arrimaha horumarinta bulshada (SDG), xoojinta …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAABILAY WAFDI AY HOGGAAMINAYSO KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MUDANE CABDISACIID MUUSE CALI OO LA WAREEGAY XILKA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, Sebteembar 11, 2021; Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdisaciid Muuse Cali oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu u magacaabay xilkaas ayaa munaasabad ku qabsoontay Villa Soomaaliya waxa uu xilka kala wareegay Ku-simihii Agaasimaha Guud ahna Ku-xigeenka Agaasimaha Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed. Agaasime Cabdisaciid Muuse Cali oo horey u ahaa La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha …

MUDANE CABDISACIID MUUSE CALI OO LA WAREEGAY XILKA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

Scroll to Top