MADAXWEYNE FARMAAJO OO UMMADDA SOOMAALIYEED U JEEDIYEY KHUDBAD KU AADDAN GO’AANKA KAMA DANBEYSTA AH EE KA SOO BAXAY MAXAKAMADDA ICJ
Muqdisho, Oktoobar 12, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jeediyey khudbad ku aaddan go’aanka kama danbeysta ah ee ka soo baxay Maxakamadda ICJ ee kiiska dacawadda Badda Soomaaliya ayaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey miro-dhalka dadaalladii waddaniga ahaa ee lagu difaacayey Baddeenna. Madaxweynaha ayaa xusay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay …