Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxda dalalka COMESA u bandhigay fursadaha maalgashiga dhaqaale ee dalkeenna

  Muqdisho, Nofeembar 23, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan maalgashiga Soomaaliya.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in iskaashiga dhaqaalaha iyo fududeynta ganacsiga dalalka Gobolka ay aas-aas u tahay qorsheyaasha heer Qaaradeed ee kobcinta …

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxda dalalka COMESA u bandhigay fursadaha maalgashiga dhaqaale ee dalkeenna Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Nofeembar 21, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka Nofeembar. Madaxweynaha ayaa xusay in Macallimiinta Soomaaliyeed ay ku soo shaqeeyeen duruufihii adkaa ee dalku soomaray, iyaga oo u dhabar adaygay si ay u badbaadiyaan Mustaqbalka Ubadka Soomaaliyeed, …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO BAREYAASHA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYO U DIRAY DHAMMAAN SANATARRADA LOO DOORTAY AQALKA SARE

Muqdisho, Nofeembar 13, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hambalyeey guusha dhammeystirka doorashada Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dadaalka uu ku bixiyey dardar-gelinta doorashada. Madaxweynaha ayaa xusay sida xilkasnimada ah ee Madaxda Dowlad-goboleedyada dalku ay u guteen waajibaadka Qaranka ee …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO HAMBALYO U DIRAY DHAMMAAN SANATARRADA LOO DOORTAY AQALKA SARE Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA FINLAND

Muqdisho, Nofeembar 09, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee ay Jamhuuriyadda Finland u soo magacawday Soomaaliya Mudane Pirkka Tapiola. Danjiraha Dowladda Finland Mudane Tapiola ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda la wadaagay dhambaal iyo salaan uu uga siday dhiggiisa …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA FINLAND Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer kasoo saaray ku takri-falka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada Doorashada.

Muqdisho, Oktoobar 27, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego; Madaxweynaha oo tixraacaya dikreetada uu soo saaray 18-kii Jan, 2018-kii ee la xiriirtay ilaalinta dhulka dan-guud; Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka duulaya xogta ku saabsan in dhulalka dan guud ah …

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer kasoo saaray ku takri-falka iyo musuqmaasuqa dhulalka danta guud ee xilliyada Doorashada. Read More »

WAR-SAXAAFADEED

Muqdisho, Oktoobar 21, 2021; Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Xuseen Rooble ayaa looga wada hadlay qodobadan: 1. Dardar gelinta howlaha Dooroshoyinka. 2. Xoojinta wadashaqeynta iyo dardar galinta Hay’adaha Amniga Qaranka. 3. Xallinta kala aragti duwanaanshihii ka dhashay hoggaanka hay’adda Sirdoonka …

WAR-SAXAAFADEED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY CARRUURTA ENG MAXAMED CUMAR SAALIXI

Muqdisho, Oktoobar 16, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay qaar ka mid ah ubadka Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo laf dhabar u ahaa guushii aan ka gaarnay kiiskii dacwadda baddeenna. Faysal Maxamed Cumar Saalixi, Faadumo Maxamed Cumar Saalixi iyo Ismaaciil Maxamed Cumar Saalixi ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyey …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY CARRUURTA ENG MAXAMED CUMAR SAALIXI Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddigii Soomaaliya ee Kiiska Baddeena

Muqdisho, Oktoobar 16, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddiga Soomaaliya ee Kiiska Baddeena ayaa ku bogaadiyey doorka taariikhiga ah ee ay ka qaateen qadiyaddan Qaran iyo sida jiilasha soo socda ay tusaalaha ugu noqdaan dhanka difaaca Qarankeenna. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in guusha kiiska badda ay muujisay …

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Guddigii Soomaaliya ee Kiiska Baddeena Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO “WAA MAALIN QOF KASTA OO SOOMAALIYEED UU XASUUSAN YAHAY DAREENKA MURAGADA LEH EE QARAXII 14-KA OKTOOBAR”

Muqdisho, Oktoobar 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan Xuska Shuhadada Qaraxii 14-ka Oktoobar 2017-kii ay argagixisadu ku bartilmaameedsadeen boqollaal shacab ah, ayaa Alle uga baryey in uu naxariistiisa janno ku abaal mariyo shuhadadii aynu ku weyney weerarkaas. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in qof kasta …

MADAXWEYNE FARMAAJO “WAA MAALIN QOF KASTA OO SOOMAALIYEED UU XASUUSAN YAHAY DAREENKA MURAGADA LEH EE QARAXII 14-KA OKTOOBAR” Read More »

Khudbadda Madaxweynaha JFS ee Xukunka Maxkamadda ICJ ee Badda Soomaaliya

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan u mahadnaqayaa Alle Subxaana Wa tacaalaa oo maanta na gaarsiiyay guushan taariikhiga ah iyo miradhalka halgankii dheeraa ee dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay u galeen xaqiijinta kiiska sharci ee lagaga hortegayay damaca hoggaanka Kenya ay ku doonayeen in ay ku sheegtaan qayb ka mid ah Badda Soomaaliyeed. Waxuu ahaa halgan caddaaladeed …

Khudbadda Madaxweynaha JFS ee Xukunka Maxkamadda ICJ ee Badda Soomaaliya Read More »

Scroll to Top