Uncategorized

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Muqdisho, Diseembar 02, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim, ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Dooxa kaga qayb galay Furitaanka Koobka Kubbadda Cagta ee dalalka Carabta. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Dooxa …

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY CIYAARYAHAN XASAN CAFIIF

Dooxa, Diseembar 02, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Xasan Cafiif oo kamid ah xiddigihii Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Kooxda Kubbadda Cagta ee Horseed. Madaxweynaha ayaa xusay sooyaalka iyo waayihii quruxda badnaa ee Xasan Cafiif uu ku lahaa Xulka Qarankeenn iyo Kooxda kubbadda Cagta ee Horseed oo Madaxweyne …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY CIYAARYAHAN XASAN CAFIIF Read More »

MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL

Dooxa, Nofeembar 30, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa maanta wada hadal la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiir Sheekh Tamim ayaa kulankooda isla soo qaaday arrimo dhowr ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo …

MADAXWEYNAHA IYO AMIIRKA DOWLADDA QATAR OO KA WADA HADLAY XOOJINTA XIRIIRKA LABADA DAL Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA QATAR

Muqdisho, Nofeembar 29, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaas soo dhoweyn heer sare ah ugu sameeyey Masuuliyiin Sarsare oo ay ka mid yihiin Wasiiru …

MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA QATAR Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar

Muqdisho, Nofeembar 29, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw u ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar halkaas oo ay uga bilaabanayso booqasho shaqo oo labo maalmood ah. Madaxweynaha oo martiqaad ka helay Amiirka Dowladda …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar Read More »

AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY HOWL-WADEENNADA IYO HORMUUDKA SHAQAALAHA MADAXTOOYADA

Muqdisho, Nofeembar 28, 2021: Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Ciise (Maxamed Dheere) oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Waaxyaha Madaxtooyada ayaa uga mahad-celiyey soo dhaweynta diirran iyo sida ay ugu taagan yihiin gudashada waajibaadka Qaran. Agaasimaha ayaa soo bandhigay howlaha hortebinta u leh xilligan, isaga oo xusay in uu mudnaan siin …

AGAASIMAHA CUSUB EE MADAXTOOYADA OO KULAN LA QAATAY HOWL-WADEENNADA IYO HORMUUDKA SHAQAALAHA MADAXTOOYADA Read More »

MAGACAABISTA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, 27ka Nofeembar, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Prof. Maxamed Cabdullaahi Ciise (Dheere) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Prof. Maxamed Dheere ayaa xilligan muhiimka ah kusoo biirinaya maamulka Xafiiska Madaxweynaha khibrad shaqo oo kor u dhaafaysa 28 sanadood, wuxuuna si gaar ah uga soo …

MAGACAABISTA AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

Hadal-jeedin ku saabsan Xaaladda Abaaraha Dalka

Bismillaahi Al-Raxmaan Al-Raxiim, Asalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatu Walaalayaal sida aan la wada soconno duruufo adag ayaa soo food saaray kumannaan ka mid ah dadkeenna Soomaaliyeed, kaddib markii ay ku habsadeen qeybo badan oo ka mid ah dalka Abaaro ba’an oo galaafaty naf iyo maal-ba, inkastoo maanta iyo shalay ay ka curteen dhowr gobol roobab lagu …

Hadal-jeedin ku saabsan Xaaladda Abaaraha Dalka Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN GURMAD DEG-DEG AH LOO FIDIYO DADKA AY WAXYEELLADU KA SOO GAARTEY ABAARAHA KA JIRA DALKA

Muqdisho, Nofeembar 26, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro Walaalaha Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay abaaraha. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in qaybo badan oo dalka ka mid ah ay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KU BAAQAY IN GURMAD DEG-DEG AH LOO FIDIYO DADKA AY WAXYEELLADU KA SOO GAARTEY ABAARAHA KA JIRA DALKA Read More »

Scroll to Top