MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN DOCEED LA QAATAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA
Istanbuul, Diseembar 19, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika la qaatay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka Liibiya Mudane Maxamed Yuunis Al-menfi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka Liibiya ayaa ka wada hadlay iskaashiga iyo xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo …
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN DOCEED LA QAATAY MADAXWEYNAHA GOLAHA MADAXTOOYADA LIIBIYA Read More »