Uncategorized

SHAQO KA JOOJIN WASIIRKA KOOWAAD KEDDIB MARKUU SOO GALAY TUHUN MUSUQMAASUQ IYO KU TAKRIFAL DHUL DAN GUUD

Muqdisho, Diseembar 27, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadii’da asaasiga ah ee Dastuurka; Markuu tixraacay wareegtadii uu soo saaray 18kii Jannaayo 2018 ee la xiriirtay ilaalinta dhulalka danta guud si waafaqsan qodobka 43aad …

SHAQO KA JOOJIN WASIIRKA KOOWAAD KEDDIB MARKUU SOO GALAY TUHUN MUSUQMAASUQ IYO KU TAKRIFAL DHUL DAN GUUD Read More »

BAAQ KU SAABSAN DHAB-U-JIHEYNTA DOORASHOOYINKA

Muqdisho, Diseembar 26, 2021. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo; Markuu dib u eegay Xeerkii Madaxweyne ee uu ku magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble taas oo lagu faray in uu dhiso Xukuumad tayo leh oo dalka u horseedda doorasho nabdoon; Markuu arkay heshiiskii 17kii Sebteembar 2020 ee ay wada gaareen …

BAAQ KU SAABSAN DHAB-U-JIHEYNTA DOORASHOOYINKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA SANNAD GUURADA 78-AAD EE AAS-AASKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED

Muqdisho, Diseembar 25, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xuska Sannad Guurada 78-Aad ee Aas-Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ubax dhigay Taallada Halyeeyada Ciidanka Booliska ee Akadeemiyadda Janaraal Kaahiye. Madaxweyne Farmaajo ayaa ku ammaanay Ciidan Booliska Soomaaliyeed xaqiijinta amniga dalka iyo doorashooyinka, ilaalinta xasilloonida, sarreynta sharciga iyo …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY MUNAASABADDA XUSKA SANNAD GUURADA 78-AAD EE AAS-AASKA CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA URUR GOBOLEEDKA IGAD EE LA SOCODKA CIMILADA IYO ILAALINTA DEEGAANKA

Muqdisho, Diseembar 23, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee La-socodka Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo khudbad ka jeediyey munaasabadda ayaa soo bandhigay muhiimadda ay Xaruntani u leedahay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO XARIGGA KA JARAY XARUNTA URUR GOBOLEEDKA IGAD EE LA SOCODKA CIMILADA IYO ILAALINTA DEEGAANKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA MAAMULKA IYO LAAMAHA AMNIGA EE GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Diseembar 22, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha iyo Taliyeyaasha Degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir ayaa ka xog-waraystay xaaladda amniga, bilicda, dhaqaalaha iyo fayo-dhowrka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa ka digay saameynta maandooriyuhu uu ku leeyahay …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA MAAMULKA IYO LAAMAHA AMNIGA EE GOBOLKA BANAADIR Read More »

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY

Muqdisho, Diseembar 21, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo oo uu magaalada Istanbuul kaga qayb galay Shirweynihii Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Dalalka Afrika. Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalada …

MADAXWEYNE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIR SOOMAALIYEED OO TAKHASUS KU QAADANAYA DALKA TURKIGA

Istanbuul, Diseembar 21, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo takhasus sare ku qaadanaya isbitaallada dalka Turkiga. Madaxweynaha oo ardayda la wadaagay dardaaran guud ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay fursaddan waxbarasho ee ay heleen, baahida caafimaad ee …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIR SOOMAALIYEED OO TAKHASUS KU QAADANAYA DALKA TURKIGA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM CABDULLAAHI COSOBLE SIYAAD

Ankara, Diseembar 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Cosoble Siyaad oo ku geeriyooday magaalada Dubai. Madaxweynaha Jahmuuriyadda ayaa tilmaamay in Dr. Cabdullaahi Cosoble Siyaad uu ka mid ahaa siyaasiyiinta ruug caddaaga ah ee …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARXUUM CABDULLAAHI COSOBLE SIYAAD Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY SANNAD GUURADA 78-AAD EE AASAASKOODA

Muqdisho, Diseembar 20, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil-xigeennada, Aliflayda, Dableyda iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska iyo qoysaskooda 78 guurada kasoo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed dadaalladooda naf-huridda ah ee ay ku xaqiijinayaan amniga, caddaaladda, sarraynta …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO CIIDANKA BOOLISKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYEY SANNAD GUURADA 78-AAD EE AASAASKOODA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN DALKA TURKIGA

Istanbuul, Diseembar 19, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, isaga oo ku dhiirrigeliyey in ay ka faa’iideystaan fursadaha ganacsiga, waxbarashada iyo maalgashiga ee ka jira dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed uga warbixiyay xaaladda guud ee Dalka iyo shacabka Soomaaliyeed, horumarrada …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY JAALIYADDA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN DALKA TURKIGA Read More »

Scroll to Top