Uncategorized

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA

Muqdisho, Juun 22, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Mudane Sheekh Maxamed Binu Saayid. Kulanka Labada Madaxweyne ayaa lagu lafa guray hagaajinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, fududeynta dhaq-dhaqaaqa ganacsiga, isu-socdka muwaadiniinta iyo bixinta dal ku galka. Madaxweyne Maxamed Bin Saayid …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHIGGIISA DALKA ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA

Muqdisho, Juun 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho, Juun 15, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah ugu magacaabay xilka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka in ay degdeg u ansixiyaan, si uu uga howl galo arrimaha hortabinta u leh dowladdnimada Soomaaliya. Ra’iisul …

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH DANJIREYAASHA SOOMAALIYA U FADHIYA DALALKA CAALAMKA

Muqdisho, June 13, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku adkeeyey in ay sida ugu wanaagsan ugu adeegaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ay matalaan. Danjireyaasha ayaa Madaxweynaha warbixin ka siiyey xaaladaha ay ku shaqeeyaan Safaaradaha Soomaaliya ee dibadda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY QAAR KA MID AH DANJIREYAASHA SOOMAALIYA U FADHIYA DALALKA CAALAMKA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TALYAANIGA

Muqdisho, Juunyo 12, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Luigi Di Maio, iyaga oo ka wadahadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo taageerada muhiimka ah ee dowladda Talyaanigu ay siiso Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay saaxiibtinimada taariikhiga ah ee ka …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TALYAANIGA Read More »

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho, Juun 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta ka furmay Madaxtooyada Qaranka. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon doona ayaa ku qotoma siyaasadda Madaxweynaha ee lagu gaarayo Soomaali heshiis ah, waxaana …

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA OO MAANTA KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO Read More »

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasabadda Caleemasaarka

Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh. Mudanayaal iyo Marwooyin, Guddoonka labada Aqal, Ra’isulwasaaraha iyo xukumadda xilgaarsiinta, Mudanayaasha labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya Madaxda iyo wakiillada dalalka aan walaalaha iyo saxiibbada nahay ee kasoo qeybgalay munaasabadan, Madaxweynayaashii iyo R/wasaarayaashii hore ee dalka Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Rabbi SWT, kaddibna waxaan u mahadcelinayaa wakiillada shacabka Soomaaliyeed ee …

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasabadda Caleemasaarka Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD OO QODOBO MUHIIM AH UGA HADLAY KHUDBADDII CALEEMA SAARKIISA

Muqdisho, Juunyo 09, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabaddii caleema saarkiisa ayaa soo bandhigay qaar ka mid ah qodobada aas aasiga u ah dowladdiisa, sida xasillinta dalka, horumarinta nidaamka federalka, xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee u dhexeeya dowladda Federalka iyo dowlad goboleedyada iyo sare u qaadidda iskaashiga …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASSAN SHEEKH MAXAMUUD OO QODOBO MUHIIM AH UGA HADLAY KHUDBADDII CALEEMA SAARKIISA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

Muqdisho, Juunyo 07, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa tilmaamay in dowladdu ay xoogga saari doonto howlgallada dalka looga xoreynayo kooxda argagixisada ah ee Al -Shabaab. Madaxweynaha oo ugu horreyn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAR KALE KU BAAQAY IN GURMAD DEGDEG AH LALA GAARO DADKA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN

Baydhabo, Juun 01, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday kaamamka barakacayaasha ee magaalada Baydhabo ayaa u kuurgalay xaaladda nololeed ee ay ku jiraan shacabka Soomaaliyeed ee ay waxyeelladu ka soo gaartay abaaraha ka jira dalka, biyo la’aanta iyo dhibaatooyinka ay argaggaxisadu ku hayaan dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAR KALE KU BAAQAY IN GURMAD DEGDEG AH LALA GAARO DADKA AY ABAARUHU SAAMEEYEEN Read More »

Scroll to Top