MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABBILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA
Muqdisho, Sibteembar 07, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Finland u fadhiya dalkeenna Mudane Pirkka Tapiola. Madaxweynaha dalka iyo Safiirka ayaa ka wadahadlay kor u qaadidda taageerada Midowga Yurub oo ay qeyb ka tahay dowladda Finland, adkeynta cilaqaadka labada dal, horumarinta dhaqaalaha, iskaashiga, qorshaha dowladda …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO QAABBILAY SAFIIRKA DOWLADDA FINLAND U JOOGA DALKEENNA Read More »








