Uncategorized

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA

Abu Dhabi, Jannaayo 31, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera amniga dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. Shirka ayaa diiradda lagu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIR KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. waxaana uu yiri:- “Innaa Lillaahi waa Innaa Ilayhi Raajicuun. Geerida ku timid Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye waa mid qalbigeenna taabatay oo aad u xanuun badan, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIR KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY DALKA BURUNDI

Bujumbura, Nofeembar 15, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo kula qaadanayo Madaxweynaha dalkaas Mudane Évariste Ndayishimiye. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey qasriga Madaxtooyada dalkaas ayaa safarkiisu waxa uu ku qotomaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY DALKA BURUNDI Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY MADAXDA IYO MASUULIYIINTA KA QEYB-GALAY KULANKII WADATASHIGA

Muqdisho, Luuliyo 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii wadatashiga ahaa ee shalay ku soo gaba-gaboobay Muqdisho. Madaxweynaha ayaa uga Mahadceliyey masuuliyiintan ka qeyb-galka Kulanka Wadatashiga iyo talooyinkii ay ku kabeen dowlad-dhiska Soomaaliya, waxa uuna Madaxweynuhu muujiyey sida uu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY MADAXDA IYO MASUULIYIINTA KA QEYB-GALAY KULANKII WADATASHIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA GUDDOOMIYIHII HORE EE BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA

Muqdishu, 10 Juun, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska qaraabada, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Hore ee Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Marxuum Maxamuud Maxamed Nuur. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Maxamuud Maxamed Nuur uu u soo adeegay qaranka Soomaaliyeed, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA GUDDOOMIYIHII HORE EE BANKIGA DHEXE EE SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY GANACSATO TURKI AH OO MAALGASHANAYA DALKEENA

Muqdisho, Juun 08, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay ganacsato iyo madaxda Bankiga Ziraat oo maalgashi ku sameynaya dalkeenna. Ganacsatada Turkiga ayaa sheegay in ay dhawaan xarigga laga jari-doono Bangiga Ziraat oo ay ka hirgeliyeen Caasimadda Muqdisho, arrinkaas oo xoojinaya isku xirnaanta ganacsatada labada dal iyo kalsooni-gelinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY GANACSATO TURKI AH OO MAALGASHANAYA DALKEENA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG EE MAALMAHAN JOOGAY MUQDISHO

Muqdisho, Juun 07, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa casho Sharaf ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka waxa uu ku maamuusay Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag ee maalmahan ku sugnaa Muqdisho, si ay xaaladda deegaanka ula wadaagaan Madaxda heer Federaal. Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyey go’aammada Golaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO CASHO SHARAF KU MAAMUUSAY ISIMADA DHAQANKA GOBOLLADA SOOL IYO SANAAG EE MAALMAHAN JOOGAY MUQDISHO Read More »

KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO

Muqdisho, Maajo 27, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa xusay in Marxuumku uu door ka soo qaatay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noqday Wasiir, Duqa Muqdisho …

KORNEEL CISMAAN MAXAMED JEELLE OO AAS-QARAN LOOGU SAMEEYEY CAASIMADDA MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOOB-FAGAARE AH KAGA JAWAABAY SU’AALAHA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED

Muqdisho, May 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Dood-furan oo si toos ah ay shacabka Soomaaliyeed ugu soo weydiinayeen su’aalahooda la xiriira dowladnimada iyo waxqabadkiisa sannadkii tagay ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay in dalkeennu uu ka xoroobo argagixisada gaarana horumar muuqda. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GOOB-FAGAARE AH KAGA JAWAABAY SU’AALAHA MUWAADINIINTA SOOMAALIYEED Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed ee maanta kusoo gabagaboobay magaalada Muqdisho ayaa uga mahad celiyay sida midnimada leh ee ay Ummadda soomaaliyeed ugu soo bandhigeen baadinimada kooxaha Khawaarijta, ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay faafiyaan iyo garab istaagga ay …

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed Read More »

Scroll to Top