MADAXWEYNE FARMAAJO OO FURAY KALFADHIGA 7-AAD EE GOLAHA SHACABKA IYO AQALKA SARE
Muqdisho, Juun 06, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku ammaanay Guddoonka iyo Xubnaha Baarlamaanka ee Labada Aqal wada shaqaynta wanaagsan ee ay muujiyeen sanadihii la soo dhaafay, taas oo horseedday in laga miro dhaliyo dadaallada dowlad dhiska iyo dib u soo celinta …
MADAXWEYNE FARMAAJO OO FURAY KALFADHIGA 7-AAD EE GOLAHA SHACABKA IYO AQALKA SARE Read More »