Hassan Yare

Farriinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka

“Farriinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim” Asalaamu Caleykum Wa raxmatullaahi wa barakaatu Waxaa farxad ii ah in aan idinla wadaago, in aan si sharaf iyo dareen masuuliyadeed leh aan u aqbalay kalsoonida uu isiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iiguna magacaabay Xilka Ra’iisul Wasaaranimo ee …

Farriinta Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee uu u diray Golaha Shacabka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf ku Maamuusay Madaxdii ka qeyb gashay Shirkii Doorashooyinka ee Muqdisho

Muqdisho, Sebteembar 19, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf ah oo uu ku maamuusay Madaxda ka qeyb gashay shirkii doorashooyinka ee Muqdisho ayaa tilmaamay in isu tanaasulka iyo ka shaqeynta danta guud ay aas-aas u tahay hirgelinta doorasho loo dhan yahay oo rajo gelinaysa shacabka …

Madaxweyne Farmaajo oo Casho Sharaf ku Maamuusay Madaxdii ka qeyb gashay Shirkii Doorashooyinka ee Muqdisho Read More »

Taariikh Nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu ku dhashay magaalada taariikhiga ah ee Hobyo ee Gobolka Mudug, taariikhdu markii ay ahayd Bishii 10-aad ee sanadkii 1963-kii.   Ra’iisul Wasaare Rooble waa Injineer ku takhasusay Dhismaha Kaabeyaasha Dhaqaalaha iyo Deegaanka, isaga oo Waxbarashada Masterka ee takhasuskan ka qaatay Machadka Royal …

Taariikh Nololeedka Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Wasiirka Koowaad ee Dalka

Muqdisho, Sebteembar 17, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii Golaha Shacabku ay kala laabteen kalsoonida Xukuumaddii hore 25-kii bishan Luuliyo 2020. Madaxweynaha oo la-tashiyo badan ka sameeyey ayaa maanta oo ay taariikhdu …

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Wasiirka Koowaad ee Dalka Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo xiray Shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3

Muqdisho, 17 Sebteembar, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudnaanta ay siiyeen in la sii amba-qaado dhammeystirka Heshiiska Doorashooyinka. Dhankooda, Madaxda Shirka qeybta ka ahayd ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo soo xiray Shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 Read More »

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka

Shirka Wadatashiga Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3 Muqdisho, Sebteembar 17, 2020 WAR-MURTIYEED Shir ay yeesheen Madaxda Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayna ka qayb-galeen Ku-simaha Raysul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha …

War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Taleefanka Kula Xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudaan

Muqdisho, Sebteembar 14, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula xiriiray Raiisul Wasaaraha dalka Suudaan Mudane Cabdalla Xamduuk ayaa la wadaagay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la dareemayaan walaalahooda Suudaan murugada iyo dhibaatada ka dhalatay daadadka ku fatahay dalkaas oo sababay khasaare naf iyo maalba leh. Madaxweynaha ayaa …

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Taleefanka Kula Xiriiray Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka

Muqdisho, Sebteembar 13, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta Madaxtooyada Qaranka. Kusimaha Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Mudane Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo furitaanka shirka kaddib la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay dadaalka madaxdu …

Madaxweyne Farmaajo oo Guddoomiyey Furitaanka Shirka Wadatashiga Doorashooyinka Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii Kismaayo

Muqdisho, Sebteembar 11, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehelada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey Ganacsatada Soomaaliyeed geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Alle ha u naxariistee, Shaafi Raabi Kaahin oo u …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii Kismaayo Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cabdinuur Maxamed Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

Muqdisho, Sibteembar, 10, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in magacaabistan ay sii xoojineyso tallaabooyinkii hore ee ku aaddanaa awoodsiinta dhallinyarada ee dhinacyada siyaasadda, hoggaaminta hay’adaha Dowladda iyo ka qeybgalka dib …

Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Cabdinuur Maxamed Kuxigeenka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Read More »

Scroll to Top