Hassan Yare

Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus Qaran u sameeyey Geesiyaashii naftooda u huray Xornimada, Qarannimada iyo Midnimada Dalkeenna

Muqdisho, 26 Juun, 2020: Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray xornimada, qarannimada iyo midnimada dalkeenna ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Boqollaal shacab ah oo ay ka muuqato farxadda Xuska 60-Guurada Xornimada iyo Midnimada ayaa Madaxweynaha kula dabbaal degay Taallada …

Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus Qaran u sameeyey Geesiyaashii naftooda u huray Xornimada, Qarannimada iyo Midnimada Dalkeenna Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun

Muqdisho, Juun 26, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay xuska sannad-guurada 60-aad ee ka soo wareegtay maalintii Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka ayaa u hambalyeeyay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay munaasabadda ayaa si qoto-dheer u soo bandhigay muhiimadda maalinta 26-ka Juun oo xusuus weyn u …

Madaxweyne Farmaajo oo Ka Qeyb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada

Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada

Muqdisho, Juun 25, 2020; Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaatan dabbaal degyada 60-Guurada ka soo wareegtay.   “Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, dalka gudihiisa iyo dibaddiisa, Koonfur iyo Waqooyi, ciroole …

Madaxweyne Farmaajo oo u diray Shacabka Baaq Ku aaddan Todobaadka Xorriyadda Iyo Midnimada Read More »

Scroll to Top