War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah
WAR-MURTIYEED Dhusamareeb, July 22, 2020 Shir Madaxeed ay isugu yimaadeen Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah, kana dhacay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug 19–22 Luuliyo, 2020. Shirka ayaa waxaa guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka soo qayb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan …