MARWADA KOOWAAD EE DALKA OO LA KULANTAY MADAXA WAKAALADDA ISKAASHIGA IYO ISKUDUWIDDA TURKIGA EE (TIKA)
Turkiga, Octoobar 01, 2021; Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi ay hoggaamineyso oo safar shaqo ku joogta dalka Turkiga ayaa kulan la qaadatay Madaxa Wakaaladda Iskaashiga Iyo Iskuduwidda Turkiga ee (TIKA) Mudane Serkan Kayalar. Marwada Koowaad ee dalka iyo Madaxa Hay’adda TIKA ayaa ka wada hadlay dardargelinta mashaariicda horumarineed ee hortebinta …








