MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA MAAMULKA IYO LAAMAHA AMNIGA EE GOBOLKA BANAADIR
Muqdisho, Diseembar 22, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha iyo Taliyeyaasha Degmooyinka iyo deegaannada Gobolka Banaadir ayaa ka xog-waraystay xaaladda amniga, bilicda, dhaqaalaha iyo fayo-dhowrka Gobolka Banaadir. Madaxweynaha ayaa ka digay saameynta maandooriyuhu uu ku leeyahay …