Hamdi Hassan

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNIHII DOWLADDA IMARAADKA CARABTA

Muqdisho, May 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah uga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowladda Imaraadka Carabta geerida ku timid, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii dalkaas, Mudane Sheekh Khaliifa Binu Saayid Aala Nahyaan. “Mudane Maxamed Binu Raashid Aala Maktuum, Madaxweyne Ku-xigeenka Imaraadka Carabta, Mudane Maxamed Binu …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MADAXWEYNIHII DOWLADDA IMARAADKA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARWO XAAWO CABDI SAMATAR

Muqdisho, May 11, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee ay ka geeriyootey Marxuumad Xaawo Cabdi Samatar, oo ahayd Marwada, Alle ha u naxariistee, madaxweynihii hore ee dalka Mudane Cabdullaahi Yuusuf Axmed. “Innaa lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA MARWO XAAWO CABDI SAMATAR Read More »

ISBEDDELADA MAAMUL IYO SHAQAALE EE HAY’ADAHA DOWLADDA XILLIYADA DOORASHOOYINKA

ISBEDDELADA MAAMUL IYO SHAQAALE EE HAY’ADAHA DOWLADDA XILLIYADA DOORASHOOYINKA Faafin degdeg ah,, Muqdisho, May 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka ah shaqaalaha qaranka; Madaxweynaha oo tixraacaya Xeerarka jiheynayey maamul wanaagga iyo ilaalinta danta guud ee uu soo saaray …

ISBEDDELADA MAAMUL IYO SHAQAALE EE HAY’ADAHA DOWLADDA XILLIYADA DOORASHOOYINKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYEY DADKA SOOMAALIYEED CIIDUL FIDRIGA

Muqdisho, May 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha ayaa ku boorriyey dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay sii joogteeyaan dhaqammada wanaagsan ee aynu mudnaanta siineynay muddadii Bishii Ramadaan, kuwaas oo ay ugu …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYEY DADKA SOOMAALIYEED CIIDUL FIDRIGA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA CIIDUL FIDRIGA KU OOGAY MASJIDKA SHUHADADA

Muqdisho, May 02, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo salaadda Ciidda ka dib khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed, ayaa ku boorriyey in ay ku dadaalaan …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA CIIDUL FIDRIGA KU OOGAY MASJIDKA SHUHADADA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DHAMBAAL HAMBALYO AH U DIRAY SHAQAALAHA SOOMAALIYEED

Muqdisho, May 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale Weynaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda. Madaxweynaha ayaa xusay doorka taariikhiga ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku leeyihiin sooyaalka dalkeenna, iyaga oo saldhig u ahaa halgankii xurnimo …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO DHAMBAAL HAMBALYO AH U DIRAY SHAQAALAHA SOOMAALIYEED Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA

Muqdisho, Abriil 30, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ugu hambalyeeyay Guddoomiyaha iyo dhammaan Guddoonka kale ee Golaha, gudagalka waajibaadkooda dastuuriga ah ee ku aaddan hoggaaminta …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA SHACABKA

Muqdisho, Abriil 28, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo loo doortay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha oo tilmaamay muhiimadda ay dalka u leedahay dhammaystirka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey hannaanka dimuqraadiyadeed ee geeddi socodka siyaasadda dalka …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO U HAMBALYEEYEY GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA SHACABKA Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL JAAMAC MAXAMED QAALIB

Muqdisho, Abriil 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ku geeriyooday Dalka Jabuuti. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilmaamay in Marxuumku uu muddo dheer u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyeed, …

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA JANARAAL JAAMAC MAXAMED QAALIB Read More »

MADAXWEYNE FARMAAJO “HAWLGALKA ATMIS WUXUU KU SHAQEYNAYAA HABRAACA AMNIGA DOORASHOOYINKA EE AY KU HESHIIYEEN MADASHA WADATASHIGA QARANKA”

Muqdisho, Abriil 26, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo qabo dhammeystirka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka, wuxuu Madaxweynuhu adkeynayaa qodobbadan; 1. Sida ku cad habraacyadii ay ku heshiiyeen Madasha Wadatashiga Qaran, Guddiga Amniga Doorashada oo uu Guddoomiye u yahay Taliyaha …

MADAXWEYNE FARMAAJO “HAWLGALKA ATMIS WUXUU KU SHAQEYNAYAA HABRAACA AMNIGA DOORASHOOYINKA EE AY KU HESHIIYEEN MADASHA WADATASHIGA QARANKA” Read More »

Scroll to Top