Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyey Dalka Turkiga Xuska Maalinta Qaran ee Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Turkiga ee 15-ka Luuliyo.
Muqdisho, Luuliyo 15, 2021:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Dhiggiisa Dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordugan, Shacabka iyo Xukuumadda Dalkaas Xuska Maalinta Qaran ee Midnimada iyo Dimuqraadiyadda Turkiga oo ku beegan 15-ka Luuliyo. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyey shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga sida naf-hurnimada leh ee ay uga hor-tageen …