MADAXWEYNE FARMAAJO OO 14-KA OGOOSTO U ASTEEYEY MAALINTA LA DAGAALLANKA MUSUQMAASUQA EE SOOMAALIYA
Muqdisho, Ogoosto 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad lagu daah-furayey Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo ka mid noqoshada Sharciyada Caalammiga ah ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa ayaa tilmaamay in Guddigani uu gundhig u yahay hufnaanta maamulka iyo maaliyadda ee Dalka. “Guddigani waa mid dastuuri …