MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDOOMAY KURSIGA XUBINNIMADA JAMHUURIYADDA FEDERAAL KA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA
Arusha, Nofeembar 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda dalladan. Madaxweynaha ayaa xusay dadaalka uu ku bixinayey tan iyo sannadkii 2016-kii ka mid noqoshada dalladan, maadaama ay fursad …