MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED
Muqdisho, Ogoosto 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta uu siinayo adkeynta xiriirka dowladda iyo culimada, isagoo tilmaamay muhiimadda ay u leeyihiin la dagaallanka fikirka xagjirnimada iyo toosinta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa culimada Soomaaliyeed ku …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN WADATASHI AH LA QAATAY CULIMADA SOOMAALIYEED Read More »