Ahmed Abdiwahab

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWE

Garoowe, Ogoosto 25, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenkiisa Mudane Axmed Cilmi Karaash, Wasiirro iyo Xildhibaanno Heer Dowlad-goboleed ah iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI DIIRRAN LOOGU SOO DHOWEEYEY MAGAALADA GAROOWE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY GUNAAANADKA KULAN-WADAREEDKA GOLAHA XUKUUMADDA

Muqdisho, Ogoosto 24, 2022— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Munaasabadda gunaanadka Kulan-Wadareedka Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa tilmaamay shaqooyinka baaxadda leh ee shacabka Soomaaliyeed ay ka sugayaan Xukuumadda iyo rajada ay ka qabaan in ay u horseeddo xasilloni, amni iyo horumar. Madaxweynaha ayaa ku adkeeyey Golaha Wasiirrada in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAY GUNAAANADKA KULAN-WADAREEDKA GOLAHA XUKUUMADDA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY GUDDIGA AMNIGA QARANKA AYAA KADIB FARRIIN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED

23-August- 2022:  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku saabsan xaaladda amni ee dalka iyo qorsheyaasha dowladda ee dabar-goynta argagixisada Alshabaab. Madaxweynaha ayaa tilmaamay diyaar garoowga uu bilaabay tan iyo markii uu xilka yimid, kaas …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARBIXIN KA DHAGAYSTAY GUDDIGA AMNIGA QARANKA AYAA KADIB FARRIIN U DIRAY SHACABKA SOOMAALIYEED Read More »

MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA

Muqdisho, Ogoosto 18, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne ku soo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA). Madaxweynaha ayaa tilmaamay mudnaanta ay dowladdu siinayso howlaha gurmadka iyo samata-bixinta dadkeenna dhibaateysan, waxa uuna Golaha Xukuumadda ku bogaadiyey …

MEEL-MARINTA GO’AANKA GOLAHA WASIIRRADA EE MAGACAABISTA XUBNAHA GUDDIGA MAAMULKA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA DOORAN EE DALKA KENYA OO KHADKA TALEEFANKA KU WADA HADLAY

Muqdisho, Ogoosto 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka kula xiriiray Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa ugu hambalyeeyey isaga iyo Ku-Xigeenkiisa Mudane Rigathi Gachagua, guusha ay ka gaareen doorashooyinka dalkaas. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay shacabka Kenya, xisbiyada dalkaas, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MADAXWEYNAHA DOORAN EE DALKA KENYA OO KHADKA TALEEFANKA KU WADA HADLAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DIB UGU SOO CELIYEY SAADAQ CUMAR MOHAMED DARAJADIISA CIIDANNIMO

Muqdisho, Ogostoo 15, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Mohamed dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Booliska Soomaaliyeed, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya sharciga dhismaha Ciidanka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DIB UGU SOO CELIYEY SAADAQ CUMAR MOHAMED DARAJADIISA CIIDANNIMO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAGACAABAY ERGEYGA GAARKA AH EE U QAABILSAN DALADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Muqdisho, Ogoosto 14, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargelinaya qorshaha ka mid noqoashada Dalladda Bulshada Bariga Afrika ayaa u magacaabay Ergey Gaar ah oo u qaabilsan arrimahaas Mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ergayga Gaarka ah looga fadhiyo sidii uu uga miro-dhalin lahaa dadaallada ay dowladda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO MAGACAABAY ERGEYGA GAARKA AH EE U QAABILSAN DALADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB BOOQASHO RASMI OO UU KU JOOGAY DALKA UGANDA

Muqdisho, Ogosto 11, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho ah dalka Uganda ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugnaa dalka Uganda waxa uu kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalkaas Mudane …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB BOOQASHO RASMI OO UU KU JOOGAY DALKA UGANDA Read More »

HADAL-JEEDIN: MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD TAARIIKHI AH KA JEEDIYAY MADASHA ISKAASHIGA DHAQAALE EE SOOMAALIYA IYO UGANDA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay ka faa’iidayaan hirgelinta iskaashiyada ay wada gaareen iyo xaqiijinta is-dhaafsiga ganacsiga iyo badeecadaha Haddaba Hoos ka daawo khudbadda taariikhiga ah ee madaxweynaha.   

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO UGANDA

Kampala, Ogoosto 10, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyey fursadaha iyo koboca dhaqaale ee labada dal ay ka faa’iidayaan hirgelinta iskaashiyada ay wada gaareen iyo xaqiijinta is-dhaafsiga ganacsiga iyo badeecadaha. Madaxweynaha ayaa dul istaagay guulaha laga dhaxlay heshiiskii …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY FURITAANKA MADASHA GANACSIGA SOOMAALIYA IYO UGANDA Read More »

Scroll to Top