Ahmed Abdiwahab

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYB-GALAY SALAADDA JANAASADA HOOYADA MADAXWEYNIHII HORE EE JFS SHARIIF SHEEKH AXMED

Muqdisho, Sibteembar 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku tukaday salaadda janaasada Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq oo ahayd hooyadii Madaxweynihii 7-aad ee dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadda janaasada kaddib murugada la wadaagay qoyska iyo qaraabada ay ka baxday Marxuumad Xasno Cabdulle, isagoo kulan la …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYB-GALAY SALAADDA JANAASADA HOOYADA MADAXWEYNIHII HORE EE JFS SHARIIF SHEEKH AXMED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI ADAG UGA HADLAY FALKII GURRACNAA EE AY ARGAGIXISADU KA GAYSTEEN DEEGAANADA HIRSHABEELLE IYO GALMUDUG

Muqdisho, Sibteembar 03, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku xasuuqeen muwaaddiniin Soomaaliyeed oo nolol-maalmeedkooda caadiga ah watay, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanada Afar-irdood iyo Cadakibir ee kala hoos yimaada Gobolka Hiiraan ee Dowlad-goboleedka Hirshabeelle iyo Gobolka Galgaduud ee Dowlad-goboleedka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI ADAG UGA HADLAY FALKII GURRACNAA EE AY ARGAGIXISADU KA GAYSTEEN DEEGAANADA HIRSHABEELLE IYO GALMUDUG Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DANJIRAHA DOWLADDA SHIINAHA U JOOGA SOOMAALIYA

Muqdisho, Sibteembar 01,2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya dalkeenna Mudane Fei Shengchao. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safiirka Dowladda Shiinaha kala hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha, ganacsiga, siyaasadda, diblomaasiyadda iyo doorka ay dowladdiisu ka qaadan karto gurmadka …

MADAXWEYNAHA JFS OO MADAXTOOYADA KU QAABILAY DANJIRAHA DOWLADDA SHIINAHA U JOOGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA OO XAFIISKIISA KU QAABAILAY KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE ARRIMAHA BANI’AADAMNIMADA

Muqdisho, Sibteembar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Bani’aadamnimada iyo Gargaarka Degdegga ah OCHA Mudane Martin Griffiths. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Martin Griffiths qorsheyaasha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan wax ka qabashada …

MADAXWEYNAHA OO XAFIISKIISA KU QAABAILAY KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE ARRIMAHA BANI’AADAMNIMADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDII KU TIMID HOOYADA DHASHAY MADAXWEYNIHII 7-aad EE SOOMAALIYA

Muqdisho, Sibteembar 01, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed oo hooyadiis Marxuumad Xasno Cabdulle Isaaq maanta geeriyootay. “Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDII KU TIMID HOOYADA DHASHAY MADAXWEYNIHII 7-aad EE SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA GAARKA AH EE GANACSIGA HEER CAALAMI & MAALGASHIGA IYO LATALIYAHA ARRIMAHA SHIDAALKA IYO GAASKA

Muqdisho, Ogoosto 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya muhiimadda ay leedahay horumarinta nolasha shacabka Soomaaliyeed, kobcinta dhaqaalaha iyo ka faa’iideysiga Khayraadka dalka ayaa magacaabay Ergeyga Gaarka ah ee Ganacsiga Heer Caalami iyo Maalgashiga Mudane Khadar Cabdirixmaan Maxamed iyo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska Mudane Axmed Cali …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAYGA GAARKA AH EE GANACSIGA HEER CAALAMI & MAALGASHIGA IYO LATALIYAHA ARRIMAHA SHIDAALKA IYO GAASKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WAREEGTO KU SOO CELIYEY XUQUUQDA IYO DARAJADA CIIDAN EE SARREEYE GUUTO CABDALLA CABDALLA MAXAMED

Muqdisho, Ogoosto 30, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed, dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee uu ku lahaa Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel-gaar ah. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku saleeyey …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WAREEGTO KU SOO CELIYEY XUQUUQDA IYO DARAJADA CIIDAN EE SARREEYE GUUTO CABDALLA CABDALLA MAXAMED Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN LA-TASHI AH LA QAATAY ISIMADA IYO HOGGAANKA DHAQANKA PUNTLAND

Garoowe, Ogoosto 28, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntland ee magaalada Garoowe waxa uu kulan latashi kula qaatay qaar ka mid ah Isimada iyo hoggaanka dhaqanka Puntland. Madaxweynaha oo kulanka uu ku wehelinayey Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse …

MADAXWEYNAHA JFS OO KULAN LA-TASHI AH LA QAATAY ISIMADA IYO HOGGAANKA DHAQANKA PUNTLAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MUNAASABAD UU KU MAAMUUSAY MADAXWEYNAHA PUNTLAND

Garoowe, Ogoosto 27, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyadoo ay ka qeyb galeen, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ahna Guddoomiye Kuxigeenka 2aad Mudane Ismaaciil …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY MUNAASABAD UU KU MAAMUUSAY MADAXWEYNAHA PUNTLAND Read More »

Scroll to Top