DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU GUULEYSATAY TOOSINTA IYO DHAMMAYSTIRKA HESHIIS WADAAGGA WAX SOOSAARKA SHIDAAALKA EE SHIRKADDA COASTLINE EXPLORATION
Muqdisho, Oktoobar 20, 2022: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba-gabeysay hannaanka toosinta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline Exploration, si loogu saleeyo danta dalka. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la kaashatay dib u habaynta heshiiskan Garyaqaanka Guud ee Qaranka iyo sharci-yaqaanno caalami ah oo ku takhasusay …