MADAXDA GOLAHA WADATASHIGA OO MADAXTOOYADA KAGA QEYB-GALAY QORSHAHA QARAN EE SOOMAALIYA CAGAAR AN
Muqdisho, Oktoobar 31, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Madaxtooyada Qaranka ku beeray 9 geed oo qeyb ka ah Qorshaha Qaran ee Soomaaliya Cagaar ah. Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dalkeenna …