MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KORMEER UGU AMBA-BAXAY FURIMAHA DAGAALKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA ALSHABAAB
Muqdisho, Nofeembar 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka mid ah deegannada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa warbixinno ku saabsan guulaha laga gaaray argagixisada iyo abaabulka dagaalka lagaga xoreynayo dalka waxa uu furimaha dagaalka kaga dhagaysan doonaa Talisyada iyo …