Ahmed Abdiwahab

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADA GUUSHA TAARIIKHIGA EE QAADISTA CUNA-QABATAYNTA HUBKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Diseembar 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa ee Golaha ammaanka Qaramada midoobay ay Cuna-qabataynta hubka uga qaadeen dalkeenna, taasi oo saarnayd muddo ka badan 32 sano. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo uga mahad celiyay dhammaan dowladihii …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADA GUUSHA TAARIIKHIGA EE QAADISTA CUNA-QABATAYNTA HUBKA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SHIRKII ISBEDDELKA CIMILADA

Muqdisho, Diseembar 05, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu kaga qeyb-galay dalka Isutagga Imaaraatka Carabta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kulammo gaar gaar ah la qaatay Madaxda iyo Hay’adaha caalamiga ah ee ka soo qeyb-galay shirkaas, kuwaas oo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DALKA DIB UGU SOO LAABTAY KADDIB SHIRKII ISBEDDELKA CIMILADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SOOMAALIYA WAXAY SAFKA HORE KAGA JIRTAA DALALKA AY SIDA TOOSKA AH AY U SAAMEYSAY ARRINTA ISBEDDELKA CIMILADA”

Dubai, Diseembar 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa soo bandhigay saameynta xooggan ee ka soo gaartay dadka iyo deegaanka Soomaaliyeed isbeddelka xooggan ee ku socda cimilada. Madaxweynaha ayaa sheegay in daadadka ka dhashay duufaanta Elnino ay ku dhinteen in …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SOOMAALIYA WAXAY SAFKA HORE KAGA JIRTAA DALALKA AY SIDA TOOSKA AH AY U SAAMEYSAY ARRINTA ISBEDDELKA CIMILADA” Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO DUBAI KAGA QEYB GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMMILADA ADDUUNKA (COP28)

Dubai, Nofeembar 30, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28), oo ka furmaya dalkaas. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Shirka kusoo bandhigi doona saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu …

MADAXWEYNE XASAN OO DUBAI KAGA QEYB GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMMILADA ADDUUNKA (COP28) Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BULSHADA RAYIDKA AH KA DHAGEYSTAY TALOOYINKOODA KU AADDAN HIIGSIYADA QARAN

Muqdisho, Nofeembar 28, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey dhallinyarada iyo aqoonyahanka uu la kulmay arrimaha uu muudnaanta siinayo, kuwaas oo ay ugu horreyso xoojinta fursadaha shaqada, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BULSHADA RAYIDKA AH KA DHAGEYSTAY TALOOYINKOODA KU AADDAN HIIGSIYADA QARAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY HIIGSIGA QARAN EE 2060-KA

Muqdisho, Nofeembar 27, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hiigsiga Soomaaliya ee 2060-ka oo saldhig u ah horumarinta nolasha, xoreynta iyo xasilinta, dhismaha kaabeyaashe dhaqaalaha iyo dowladnimada dalkeenna. Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda, wakiillada beesha caalamka iyo ururrada bulshada Rayidka ah ayaa lagu soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY HIIGSIGA QARAN EE 2060-KA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA

Muqdisho, Nofeembar 26, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi. Ergeyga Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka ayaa u xilsaaran xakameynta qasaaraha rayidka ah ee ku sugan deegaannada ay ka socdaan howlgallada xoreynta dalka iyo Xasilintooda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 4-AAD EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Nofeembar 25, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay hiigsiyada qaran ee ay dadaalka ku bixisay dowladdu, kuwaas oo ay ugu horreyaan cafinta deynta lagu leeyahay dalkeenna, qaadista cunaqabateynta hubka, aqbalaadda codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 4-AAD EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top