Ahmed Abdiwahab

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXWEYNAYAASHA DALALKA UGANDA IYO KENYA

Washington DC, Diseembar 15, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Kenya Mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyneyaasha Uganda iyo Kenya xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY MADAXWEYNAYAASHA DALALKA UGANDA IYO KENYA Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waqooyiga Ameerika kaga qayb galay isku soobax lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kala qayb galay bulshada soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga Ameerika isku soobax ballaaran oo lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab ayaa tilmaamay in awood ahaan iyo dhaqaale ahaanba loo jabiyay Khawaarijta isla markaana uu gabagabo yahay qorshaha looga taqalusayo fikirkooda quracan …

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Waqooyiga Ameerika kaga qayb galay isku soobax lagu taageerayay halganka dib u xoreynta dalka Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY KULAN KU SAABSAN XASILLOONIDA IYO HORUMARKA GOBOLKA

Washington DC, Diseembar 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed ku saabsan xasilloonida Gobolka iyo isku xirka arrimaha gargaarka binu aadantinimada la qaatay Xoghayeyaasha Arrimaha Difaaca iyo Dibadda ee dalka Maraykanka. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti Mudane …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYBGALAY KULAN KU SAABSAN XASILLOONIDA IYO HORUMARKA GOBOLKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY MADASHA NABADDA, AMNIGA IYO DOWLADNIMADA EE SHIR MADAXEEDKA AFRIKA IYO MAREYKAN ka

Madaxweyne Xasan Sheekh “Iskaashiga bulshada iyo dowladdooda wuxuu ka dhigaa argagaxisada sida kalluun laga soo saaray biyihii uu ku jiray. Ma sii jiri karaan bulshada la’aanteed haddii bulshadu ku kacdana, ma haystaan ikhtiyaar aan ahayn inay cararaan, waana sida ay hadda samaynayaan.” DAAWO hadal jeedinta Madaxweynaha.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADA MIDOOBEY

Washington DC, Diseembar 13, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey Marwo Linda Greenfield. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Danjire Linda guulaha laga soo hoyey dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, waxa uuna tilmaamay saameynta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY SAFIIRKA MARAYKANKA EE QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIRKA MAREYKANKA IYO MADAXDA AFRIKA

Washington DC, Diseembar 12, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareynkanka halkaas oo uu kaga qeyb geli doono shirka madaxda Afrika iyo Mareykanka oo ka dhacaya magaalada Washington. Shirkan oo socon doona muddo saddex cisho ah ayaa looga hadli doonaa muhiimadda xiriirka Afrika iyo Mareykanka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB-GALAYA SHIRKA MAREYKANKA IYO MADAXDA AFRIKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu Cabdicasiis. Amiir Maxamed Binu Salmaan ayaa soo dhaweeyay guulaha ay dowladda Soomaaliya ka gaartay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo naf-hurnimada ay muujiyeen ciidamada xoogga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed si ay iskaga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAN LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA XI JINPING

Riyaad, Diseembar 9, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Mudane Xi Jinping. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Jinping xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku oolka ah ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA XI JINPING Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO”

Muqdisho, Diseembar 8, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle sida maamuuska leh ee uu uga aqbalay doonista gabadhiisa Haybado Ismaaciil Cumar oo maanta loo doonay Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WALAALNIMADA DOWLADAHA SOOMAALIYA IYO JABUUTI WAXAA KU KORDHAY GACAL IYO XIDIDNIMO” Read More »

Scroll to Top