Ahmed Abdiwahab

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY KU XIGEENKA XOGHAYA DIFAACA TALYAANIGA.

Muqdisho, Feberaayo 02, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku qaabilay Xarunta Madaxtooyada Wafdi ka socda dowladda Talyaaniga oo uu hoggaaminayey ku xigeenka Xoghayaha difaaca dalkaas Mudane Matteo Perego. Madaxweynaha iyo Wafdiga dowladda Talyaaniga ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan labada dal, gaar ahaan iskaashiga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY KU XIGEENKA XOGHAYA DIFAACA TALYAANIGA. Read More »

MIRO-DHALKA SHIR-MADAXEEDKA MUQDISHO EE DALALKA SAFKA-HORE EE DAGAALKA KA DHANKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhaxashay shirkan:   Qeybtan hoose a daawo war-murtiyeedka ka soo baxay …

MIRO-DHALKA SHIR-MADAXEEDKA MUQDISHO EE DALALKA SAFKA-HORE EE DAGAALKA KA DHANKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA SAFKA HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB

Muqdisho, Febaraayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane William Ruto, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed. Shirkan ayaa lagaga arrinsanayey sidii loo mideyn lahaa hawgallada lagu ciribtirayo argagixisada, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DALALKA SAFKA HORE EE DAGAALKA ARGAGIXISADA ALSHABAAB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA KENYA MUDANE WILLIAM RUTO

Muqdisho, Feberaayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dowladda Kenya Mudane William Ruto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u soo dhaweynayaan Madaxweyne William Ruto iyo wafdigiisa oo booqashadii ugu horreysay ku yimid dalkeenna, tan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA KENYA MUDANE WILLIAM RUTO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA ITOOBIYA MUDANE ABIY AXMED

Muqdisho, Feberaayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caasimadda Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Itoobiya Mudane Abiy Axmed oo dalka u yimid ka qeybgalka Shirka Soomaaliyq iyo dalalka Safka Hore. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaanay muhiimiyadda ay leedahay in dalalka gobolku ay u midoobaan dagaalka argagixisada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY RA’IISUL WASAARAHA XUKUUMADDA ITOOBIYA MUDANE ABIY AXMED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE

Muqdisho, Feberaayo 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qeyb galaya shirka Soomaaliya iyo Dalalka Safka Hore. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muujiyey sida dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u soo dhaweynayaan Madaxweyne Ismaaciil …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MUQDISHO KU SOO DHAWEEYEY DHIGGIISA DALKA JABUUTI MUDANE ISMAACIIL CUMAR GEELLE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY ERGEYGA MARAYKANKA U FADHIYA QARAMADA MIDOOBEY

Muqdisho, Jannaayo 29, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Caasimadda Muqdisho Ergeyga dalka Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Marwo Linda-Greenfield Thomas. Madaxweynaha oo la wadaagay Danjire Linda guulaha Ciidamada Soomaaliyeed ay ka gaareen furimaha dagaalka argagixisada iyo xoreynta deegaannada ayaa ku bogaadiyey dalka Maraykanku gacanta weyn ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN MIRO-DHAL AH LA QAATAY ERGEYGA MARAYKANKA U FADHIYA QARAMADA MIDOOBEY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA

Muqdisho, Jannaayo 27, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ciidanka inta maqan ay dalka dib ugu soo laabanayaan, isla marka ay soo dhameystaan tababarooda si ay u gutaan waajibka qaran ee sida …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY GUDDIGA WAALIDIINTA CIIDANKA TABABARKA KU QAATAY ERETERIYA Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed ee maanta kusoo gabagaboobay magaalada Muqdisho ayaa uga mahad celiyay sida midnimada leh ee ay Ummadda soomaaliyeed ugu soo bandhigeen baadinimada kooxaha Khawaarijta, ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee ay faafiyaan iyo garab istaagga ay …

Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “QOFKII RAJO KA QABA AL-SHABAAB IN AY U NAXARIISANAYAAN HAKU TUSAALE QAATO WADAADKII INDHOOLAHA AHAA”

Muqdisho, Jannaayo 23, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ugu dheggan yihiin diintooda suubban, argagixisaduna ay uga been abuurteen. Madaxweynaha ayaa dib u xusay culimadii Soomaaliyeed ee lagu dilay magaalada Muqdisho, maanta oo kale sanadkii 1975-tii, kuwaas oo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “QOFKII RAJO KA QABA AL-SHABAAB IN AY U NAXARIISANAYAAN HAKU TUSAALE QAATO WADAADKII INDHOOLAHA AHAA” Read More »

Scroll to Top