Ahmed Abdiwahab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay dadaalka dowladda Fedreaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ku doonayaan in ay ugu gurmadaan dadka waxyeeladu kasoo gaartay dhul-gariirkii ka dhacay dalka Turkiga. Madaxweynaha oo xusay in dowladda iyo shacabka soomaaliyeed ay saarantahay mas’uuliyad …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Jamaacada Salaadda Jumcaha ku oogtay Masjidka Madaxtooyada Read More »

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KU GUULEYSATAY IN LAGA CAFIYO DEYMIHII SANDUUQA QARAMADA MIDOOBEY EE HORUMARINTA BEERAHA (IFAD)

Roma, Feberaayo 14, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 46-aad ee Golaha Sanduuqa Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta Beeraha IFAD ayaa uga mahadceliyey cafinta daymihii ay ku lahaayeen Soomaaliya oo dhan 30 Malyan oo doolar. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay dalalka Sweden, Belgium, Talyaaniga iyo Jarmalka doorka ay ka …

DOWLADDA SOOMAALIYA OO KU GUULEYSATAY IN LAGA CAFIYO DEYMIHII SANDUUQA QARAMADA MIDOOBEY EE HORUMARINTA BEERAHA (IFAD) Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN LOO MIDOOBO CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA SI LOO XAQIIJIYO DUNI NABDOON”.

Rome, Febaraayo 10, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo dalka Talyaaniga ayaa Khudbad ka jeediyay kulan dadweyne oo ka dhacay Jamaacada LUISS Guido Carli University ee magaalada Rome. Madaxweynaha ayaa hadal-jeedintiisa ku dul istaagay xiriirka taariikhiga ah ee ay wadaagaan Soomaaliya …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN LOO MIDOOBO CIRIBTIRKA ARGAGIXISADA SI LOO XAQIIJIYO DUNI NABDOON”. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA TALYAANIGA IYO SAFIIRKA MAREYKANKA EE HAY’ADAHA QARAMADA MIDOOBAY U FADHIYA ROME

Roma, Feberaayo 10, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay Rome, Wasiirka Difaaca dalka Talyaaniga Mudane Guido Crosetto. Wasiir Crosetto ayaa uga mahadceliyey Madaxweynaha booqashada iyo wada-xoojdyada ay yeesheen, waxa uuna sheegay in nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay aas-aas u tahay nabadda Gobolka iyo Adduunka, sidaas daradeed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA TALYAANIGA IYO SAFIIRKA MAREYKANKA EE HAY’ADAHA QARAMADA MIDOOBAY U FADHIYA ROME Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHIGGIISA DALKA TALYAANIGA UGA MAHADCELIYEY SOODHAWEYN SARE EE UU KU MAAMUUSAY

Muqdisho, Feberaayo 08, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad soodhaweyn ah oo heerkeedu sarreeyo loogu sameeyey qasriga Madaxtooyada dalka Talyaaniga ee Quirinale Palace, halkaas oo uu salaan Sharaf ka qaatay ilaalida Jamhuuriyadda. Munaasabadda ku qabsoomtay qasriga ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Sergio Mattarella waxa uu ku muujiyey sida uu ugu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHIGGIISA DALKA TALYAANIGA UGA MAHADCELIYEY SOODHAWEYN SARE EE UU KU MAAMUUSAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA TALYAANIGA

Roma, Feberaayo 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Roma ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalkeennu uu la leeyahy Talyaaniga. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Madxda dalkan ayaa kulammo la qaadan doona dhiggiisa Mudane Sergio Mattarella …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA TALYAANIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY XAALADDA COLAADEED EE KA ALOOSAN MAGAALADA LAASCAANOOD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in degdeg loo joojiyo dagaalka ka socda magaaladaasi isaga oo tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada ay dadkoodii ku wax yeeloobeen. Madaxweynaha ayaa adkeeyay muhiimadda in la tixgaliyo rabitaanka shacabka deegaanka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA HADLAY XAALADDA COLAADEED EE KA ALOOSAN MAGAALADA LAASCAANOOD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA TURKIGA, BURUNDI IYO THAILAND

Muqdisho, Feberaayo 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Turkiga, Burundi iyo Thailand ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madaxeweynuhu kaga guddoomiye waraaqaha Aqoonsiga Danjireyaasha kala ah, Mudane Ibrahim Mete Yagli, Safiirka cusub ee dalka Turkiga ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMEY DANJIREYAASHA DALALKA TURKIGA, BURUNDI IYO THAILAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXWEYNE KU XIGEENKA BANGIGA ADUUNKA

Muqdisho Febraayo 05, 2023; Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka Qeybta Bariga iyo Koonfurta Afrika Marwo Victoria Kwakwa iyo wafdi ay hogaamineysay. Madaxweynaha ayaa la wadaagay howlaha horutabinta u leh Soomaaliya isagoo ku dhiirigaliyey Bangiga Adduunka in mashaariicda hadda socda iyo kuwa soo wajahan ay noqdaan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY MADAXWEYNE KU XIGEENKA BANGIGA ADUUNKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO

Baydhabo, Febaraayo 03, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socda wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo 11 maalmood gudahood ah ayaa ku qotama xaqiijinta Koonfur-galbeed …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA BAYDHABO Read More »

Scroll to Top