Ahmed Abdiwahab

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH IYO AMIIR KA DOWLADA QATAR OO YEESHAY KULAN MIRO DHAL AH

Dooxa, Maarso 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad. Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Qatar ayaa kulankooda ku lafa-guray aayaha xiriirka Labada dal iyo danaha wadajirka ah ee ku …

MADAXWEYNE XASAN SHEIKH IYO AMIIR KA DOWLADA QATAR OO YEESHAY KULAN MIRO DHAL AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DOOXA KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA QARAMADA MIDOOBEY EE DALALKA SOO KORAYA

Dooxa, Maarso 04, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo Shirka ay hoggaaminayso Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa inta ay ka qeyb galayaan Madasha 5-aad ee dalalka soo koraya, waxa ay kulammo la qaadan doonaan madaxda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DOOXA KAGA QEYB-GALAYA SHIRKA QARAMADA MIDOOBEY EE DALALKA SOO KORAYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY DEEGAANKA MALLEEYLEEY OO HOOSTAGA DEGMADA JAMAAME

Kismaayo, 03 Maarso, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guda jira safar shaqo oo uu ku joogo dowlad-goboleedka Jubaland ayaa maanta booqday deegaanka Malleeyleey oo hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubada hoose. Madaxweynaha ayaa u kuur galay xaaladaha nololeed ee bulshada deegaanka isaga oo halkaasi ka qayb galay munaasabad qado …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BOOQDAY DEEGAANKA MALLEEYLEEY OO HOOSTAGA DEGMADA JAMAAME Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADA JUMCAHA KU OOGAY MASAAJIDKA MADAXTOOYADA JUBALAND EE MAGAALADA KISMAAYO.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa salaadda Jimcaha ku oogay Masjidka Madaxtooyada ee Jubaland ee Magaalada Kismaayo. Madaxweynaha oo khudbad u jeediyay jamaacada Masjidka ayaa ugu baaqay hoggaanka dhaqanka iyo siyaasiyiinta deegaanka in ay doorkooda ka qaataan qorsheyaasha dib u heshiisiinta, dib …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADA JUMCAHA KU OOGAY MASAAJIDKA MADAXTOOYADA JUBALAND EE MAGAALADA KISMAAYO. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA JUBALAND DAR-DAR GALINTA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA.

Kismaayo, Maarso 02, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowlad-goboleedka Jubaand kaasi oo lagaga arrinsaday dib u xorenta deegaanada ku jira gacanta Khawaarijta ee ay ku dhibaateynayaan shacabka Soomaaliyeed.   Madaxweynaha oo Golaha Wasiirrada la wadaagay qorsheyaasha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY GOLAHA WASIIRADA JUBALAND DAR-DAR GALINTA DAGAALKA KA DHANKA AH KHAWAARIJTA. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO EE JUBBALAND

Kismaayo, Maarso 01, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Jubbaland, waxaana si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo boqolaal ka mid ah shacabaka magaalada Kismaayo. Madaxweynaha ayaa u kuur-galaya xaaladda deegaannada Jubbaland, isagoo mudnaan siinaya dardar …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY MAGAALADA KISMAAYO EE JUBBALAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA DALKA KENYA OO KULAN DOCEED KU YEESHAY ADDIS-ABABA

Addis, Feberaayo 19, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed kula yeeshay magaalada Addis-ababa, Madaxweynaha dalka Kenya mudane William Ruto. Madaxweynaha ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Kenya dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan xasilinta iyo horumarinta dalka, gaar ahaan halganka isku dhafka ah ee ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeed ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA DALKA KENYA OO KULAN DOCEED KU YEESHAY ADDIS-ABABA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEK MAXAMUUD OO KULAN-DOCEEDYO GAARGAAR AH LA QAATAY MADAXDA DALALKA : Rwanda, Ethopia, Burundi iyo Tanzania

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed barbar socda Shir-madaxeedka 36-aad ee Midowga Afrika, la qaatay dhiggiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda Mudane Paul Kagame oo ay iska xog wareysteen xaaladda Gobolka Geeska Afrika iyo xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee ay wadaagaan labada dal.   Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEK MAXAMUUD OO KULAN-DOCEEDYO GAARGAAR AH LA QAATAY MADAXDA DALALKA : Rwanda, Ethopia, Burundi iyo Tanzania Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika.

Addis Ababa, Itoobiya 18 Febraayo, 2023   Madaxda Sharafta Leh, Mudanayaal iyo Marwooyin Waad ku mahadsan tihiin fursaddan wayn ee aan idinkula hadlayo anigoo ah madaxweynaha cusub ee Soomaaliya. Xaqiiqdii, inkastoo aan ahay madaxweyne lagu doortay doorasho dhowaan ka dhacday Soomaaliya, mudnaan gaar ah ayay ii tahay inaan noqdo madaxweynihii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya ee …

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Meertada 36-aad ee Shirka Madaxda Afrika. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA ITOOBIYA

Addis Ababa, Febraayo 17, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qayb galayo meertada 36-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka Midowga Afrika, hirgelinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA ITOOBIYA Read More »

Scroll to Top