MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH
Muqdisho, Abriil 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciidda, kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiinta iyo howlwadeennnada dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga oo astaan u ah is-jacaylka, …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA LA OOGAY KUMANNAAN SHACAB AH Read More »