MADAXWEYNE XASAN AYAA HAATAN SOO GAARAY XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY EE NEW YORK SI UU U GUDDOOMIYO SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan soo gaaray Xarunta Qaramada Midoobey ee New York si uu u guddoomiyo shirka amniga Soomaaliya.

Madasha waxaa ku sugan dalalka, Maraykanka, Ingiriiska, Turkiga, Qatar, Imaaraatka, Sucuudiga, Shiinaha, Jabbaan, Hindiya, Itoobiya, Jabuuti, Uganda, Burundi, Talyaaniga, Jarmalka, Faransiiska, Sweden, Netherlands, Finland, Spain, Norway, Midowyada Carabta, Midowga Afrika iyo Yurub.

 

La wadaag

Share on facebook
Facebook
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Share on whatsapp
WhatsApp
Share on print
Daabac
Share on email
Email
Scroll to Top