Month: January 2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA

Abu Dhabi, Jannaayo 31, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen dalalka sida dhow u taageera amniga dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. Shirka ayaa diiradda lagu …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QEYB GALAY SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNAHA JF SOOMAALIYA IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO WADAJIR UGA HADLAY XAALADDA GOBOLKA

Qaahira, Jannaayo 21, 2024- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxtooyada dalkaas, waxa uu kulan miro dhal ah kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar Mudane Cabdulfataax Al-siisi. Labada Madaxweyne ayaa ka wada …

MADAXWEYNAHA JF SOOMAALIYA IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO WADAJIR UGA HADLAY XAALADDA GOBOLKA Read More »

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KHADKA TELEFOONKA KULA HADLAY AMIIRKA DALKA QATAR, AMIIR TAMIIM BINU XAMAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka telefoonka kula hadlay Amiirka dalka Qatar, Amiir Tamiim Binu Xamad oo ay ka wada hadleen xaaladda gobolka iyo arrimaha hortabinta u leh Labada dal. Labada hoggaamiye ayaa dul-istaagay xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha lagu sii horumarin karo, si loo xoojiyo iskaashiga dhow ee ka dhaxeeya …

MADAXWEYNAHA JFS XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KHADKA TELEFOONKA KULA HADLAY AMIIRKA DALKA QATAR, AMIIR TAMIIM BINU XAMAD Read More »

Scroll to Top