Month: December 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIR KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid allaha u naxariistee wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka XFS marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. waxaana uu yiri:- “Innaa Lillaahi waa Innaa Ilayhi Raajicuun. Geerida ku timid Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye waa mid qalbigeenna taabatay oo aad u xanuun badan, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA KA TACSIYEEYEY GEERIDA WASIIR KHADIIJO MAXAMED DIIRIYE Read More »

CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO SI RASMI AH LOOGU WAREEJIYEY AMNIGA MADAXTOOYADA QARANKA

Muqdisho, Diseembar 17, 2023; Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee Madaxtooyada, kaddib 16 sano oo walaalaha Ciidamada Afrika ee AMISOM ay door ku lahaayeen sugidda amniga Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Villa Soomaaliya oo ay ka qeyb-galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim …

CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO SI RASMI AH LOOGU WAREEJIYEY AMNIGA MADAXTOOYADA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO KAMPALA KAGA QEYB GALAYA MUNAASABAD SI RASMI AH LOOGU SAXIIXAYO KA MID NOQOSHADA SOOMAALIYA EE DALLADDA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda, halkaas oo ay maalinka beri ah ka dhacayso munaasabad, si rasmi ah loogu saxiixayo ka mid noqoshada Soomaaliya ee Dalladda Bulshada Bariga Afrika.

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KULAN MIRO-DHAL AH WASHINGTON KULA QAATAY KU SIMAHA XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA VICTORIA NULAND

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalla Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, ku simaha Xoghayaha Difaaca dalkaas Marwo Victoria Nuland ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, la dagaallanka argagixisada, kor u qaadista taageerada Mareykanka ee dib u habaynta hay’adaha amniga …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KULAN MIRO-DHAL AH WASHINGTON KULA QAATAY KU SIMAHA XOGHAYAHA DIFAACA MARAYKANKA VICTORIA NULAND Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO WASHINGTON KULAMO KULA QAATAY MAS’UULIYIIN KA TIRSAN HAY’ADDA LACAGTA ADDUUNKA IYO BANKIGA ADDUUNKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka ayaa uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka soo hooyay barnaamijka deyn cafinta. Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Soomaaliya ugu garab istaagi …

MADAXWEYNE XASAN OO WASHINGTON KULAMO KULA QAATAY MAS’UULIYIIN KA TIRSAN HAY’ADDA LACAGTA ADDUUNKA IYO BANKIGA ADDUUNKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA

New York; Diseembar 12, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Qaramada Midoobey ee magaalada New York waxa uu ku guddoomiyey Shirka Amniga Soomaaliya oo lagu muujiyey muhiimadda ay gobolka u leedahay dowladnimada iyo amniga Soomaaliya. Shirkan oo ay Soomaaliya soo qaban qaabisay ayna ka qeyb-galayaan 26 dal, Qaramada Midoobey, Jaamacadda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN AYAA HAATAN SOO GAARAY XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY EE NEW YORK SI UU U GUDDOOMIYO SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa haatan soo gaaray Xarunta Qaramada Midoobey ee New York si uu u guddoomiyo shirka amniga Soomaaliya. Madasha waxaa ku sugan dalalka, Maraykanka, Ingiriiska, Turkiga, Qatar, Imaaraatka, Sucuudiga, Shiinaha, Jabbaan, Hindiya, Itoobiya, Jabuuti, Uganda, Burundi, Talyaaniga, Jarmalka, Faransiiska, Sweden, Netherlands, Finland, Spain, Norway, Midowyada Carabta, Midowga Afrika …

MADAXWEYNE XASAN AYAA HAATAN SOO GAARAY XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY EE NEW YORK SI UU U GUDDOOMIYO SHIRKA AMNIGA SOOMAALIYA. Read More »

DOWLADDA SOOMAALIYA OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU QABANAYSA SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA

New York Deseembar 11, 2023; Dowladda Soomaaliya ayaa ku qabanaysa Xarunta Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey shir ku saabsan amniga Soomaaliya, dib u dhiska Ciidamada iyo howlgallada Xoreynta. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyn soo gaaray magaalada New York ee dalka Maraykanka si uu u guddoomiyo Shirkan. Shirkan waxaa …

DOWLADDA SOOMAALIYA OO XARUNTA QARAMADA MIDOOBEY KU QABANAYSA SHIR KU SAABSAN AMNIGA SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top