MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY KULAN DEGDEG AH OO AY YEESHEEN GOLAHA WASIIRRADA
Muqdisho, 13 Nofeembar 2023: – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ku saabsanaa qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ku dhibaatoobay daadadka xooggan ee ku soo rogmay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Ra’iisul Wasaaraha …
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY KULAN DEGDEG AH OO AY YEESHEEN GOLAHA WASIIRRADA Read More »