Month: November 2023

MADAXWEYNE XASAN OO DUBAI KAGA QEYB GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMMILADA ADDUUNKA (COP28)

Dubai, Nofeembar 30, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta, halkaas oo ay kaga qeyb galayaan Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28), oo ka furmaya dalkaas. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Shirka kusoo bandhigi doona saameynta xooggan ee isbeddelka cimiladu …

MADAXWEYNE XASAN OO DUBAI KAGA QEYB GALAYA SHIRKA CAALAMIGA AH EE ISBEDDELKA CIMMILADA ADDUUNKA (COP28) Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BULSHADA RAYIDKA AH KA DHAGEYSTAY TALOOYINKOODA KU AADDAN HIIGSIYADA QARAN

Muqdisho, Nofeembar 28, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyey dhallinyarada iyo aqoonyahanka uu la kulmay arrimaha uu muudnaanta siinayo, kuwaas oo ay ugu horreyso xoojinta fursadaha shaqada, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BULSHADA RAYIDKA AH KA DHAGEYSTAY TALOOYINKOODA KU AADDAN HIIGSIYADA QARAN Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY HIIGSIGA QARAN EE 2060-KA

Muqdisho, Nofeembar 27, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hiigsiga Soomaaliya ee 2060-ka oo saldhig u ah horumarinta nolasha, xoreynta iyo xasilinta, dhismaha kaabeyaashe dhaqaalaha iyo dowladnimada dalkeenna. Munaasabaddan oo ay ka soo qeyb-galeen masuuliyiin ka tirsan goleyaasha dowladda, wakiillada beesha caalamka iyo ururrada bulshada Rayidka ah ayaa lagu soo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY HIIGSIGA QARAN EE 2060-KA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA

Muqdisho, Nofeembar 26, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan Cumar Ibraahim Xaashi. Ergeyga Xasilinta iyo Ilaalinta Rayidka ayaa u xilsaaran xakameynta qasaaraha rayidka ah ee ku sugan deegaannada ay ka socdaan howlgallada xoreynta dalka iyo Xasilintooda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY ERGAY GAAR AH OO U QAABILSAN XASILLINTA IYO ILAALINTA ARRIMAHA RAYIDKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 4-AAD EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA

Muqdisho, Nofeembar 25, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay hiigsiyada qaran ee ay dadaalka ku bixisay dowladdu, kuwaas oo ay ugu horreyaan cafinta deynta lagu leeyahay dalkeenna, qaadista cunaqabateynta hubka, aqbalaadda codsiga Soomaaliya ee ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FURAY KALFADHIGA 4-AAD EE LABADA AQAL EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDOOMAY KURSIGA XUBINNIMADA JAMHUURIYADDA FEDERAAL KA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA

Arusha, Nofeembar 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka qeyb-galay Meertada 23-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa guddoomay kursiga xubinnimo ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo la aqbalay codsigeedii ku biiridda dalladan. Madaxweynaha ayaa xusay dadaalka uu ku bixinayey tan iyo sannadkii 2016-kii ka mid noqoshada dalladan, maadaama ay fursad …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDOOMAY KURSIGA XUBINNIMADA JAMHUURIYADDA FEDERAAL KA SOOMAALIYA EE DALLADA BULSHADA BARIGA AFRIKA Read More »

DOWLADDA INGIRIISKA OO SHAACISAY BOQOL MALYAN OO LAGU HORMARINAYO KAABEYAASHA DHAQAALAHA SOOMAALIYA

London; Nofeembar 20, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda gargaarka degdegga ah loo weeciyo dhanka horumarinta, si dadka Soomaaliyeed ay uga helaan faa’iido waarta. Madaxweynaha ayaa ka hadlay caqabadaha kuu xeeran …

DOWLADDA INGIRIISKA OO SHAACISAY BOQOL MALYAN OO LAGU HORMARINAYO KAABEYAASHA DHAQAALAHA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GUDDIGA AMNIGA QARANKA

Muqdisho, Nofeembar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga Qaran ayaa looga hadalay tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga caasimadda, dib u dhiska ciidamada, xoreynta deegaannada ku jira gacanta argagixisada iyo qorshaha Soomaaliya ee shir looga hadlayo amniga dalka oo ay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA GUDDIGA AMNIGA QARANKA Read More »

Scroll to Top