Month: October 2023

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR-GALBEED

Baydhabo, Oktoobar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Koonfur-galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa caawa kala hadlay waxgaradka iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha qaran ee dabar-goynta argagixisada iyo xoreynta dalka. Madaxweynaha ayaa la wadaagay duubabka dhaqanka Koonfur-galbeed sida ay uga go’an tahay in dalka laga xoreeyo argagaxisada …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KULAN LA QAATAY ODAYAASHA DHAQANKA KOONFUR-GALBEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DUL ISTAAGAY HANNAANKA DIB U SOO CELINTA CIIDAMADA KU MAQNAA TABABARKA ERETARIYA

Muqdisho, Oktoobar 16, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo ay ka socoto dib u soo celinta Ciidamadeenna tababarka ugu maqnaa dalka Ereteriya. Madaxweynaha oo dul istaagay hannaanka dib u soo celinta ciidamada ayaa la dardaarmay cutubyo maanta dib u soo laabtay, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DUL ISTAAGAY HANNAANKA DIB U SOO CELINTA CIIDAMADA KU MAQNAA TABABARKA ERETARIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA KHIBRAD & AQOON IS-WEYDAARSIGA ISTARAATIJIYADEED EE GOLAHA WASIIRRADA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneyso ka jeediyey shirka khibrad & aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda ayaa tilmaamay ahmiyadda ay leedahay Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ee Soomaaliya si looga heshiiyo arrimaha aas aasiga u ah dowlad dhiskeenna. Madaxweyne Xasan Sheekh oo dul istaagay qoddobadda mudnaanta …

MADAXWEYNE XASAN OO KHUDBAD KA JEEDIYEY SHIRKA KHIBRAD & AQOON IS-WEYDAARSIGA ISTARAATIJIYADEED EE GOLAHA WASIIRRADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGA KA JARAY LABO WADDO OO LAGA DHISAY MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho, Oktoobar 15, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nabadda iyo waddada Cusub ee loogu Magacdaray Madaxweynihii Hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed ee degmada Cabdicasiis. Labadaan waddo ayaa waxaa si isxilqaan ah ku dhisay Maamulka Gobolka Banaadir oo kaashanaya shacabka degan …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGA KA JARAY LABO WADDO OO LAGA DHISAY MAGAALADA MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO KA HADLAY HALKA UU MARAYO HALGANKA KA DHANKA AH ARGAGIXISADA, AMNIGA IYO KAALINTA SHACABKA.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada Alshabaab, amniga iyo kaalinta shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa sidoo kale Khudbadiisa Jimcaha ee maanta kaga hadlay dowlad wanaaga iyo heshiiska hanaanka doorashooyinka dalka. 

MADAXWEYNE XASAN OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY HOGGAAMIYAHA SSC KHAATUMO MUDANE CABDIQAADIR AXMED FIRDHIYE.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka hoggaamiyaha SSC Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Firdhiye. Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee deegaannada SSC Khaatuma ka dhageystay Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Firdhiye, Isagoo la wadaagay Madaxda heer Federaal aragtida, …

MADAXWEYNE XASAN OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY HOGGAAMIYAHA SSC KHAATUMO MUDANE CABDIQAADIR AXMED FIRDHIYE. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR GUDDOOMIYEY GOLAHA WASIIRRADA XJFS.

Muqdisho, 12 Oktoobar, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardargelinta qorsheyaasha hortebinta u leh Xukuumadda ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo lagu soo bandhigay guulaha laga gaaray howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaariijta Al shabaab. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda oo Golaha uga warbixiyay halganka uu hoggaaminayo ee khawaarijta looga sifeeynayo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SHIR GUDDOOMIYEY GOLAHA WASIIRRADA XJFS. Read More »

MADAXWEYNE XASAN OO KORMEERAY XERYAHA AY TABABARKA KU QAADANAYAAN CIIDAMADA BADDA IYO CIRKA SOOMAALIYEED EE KU SUGAN DALKA ERETERIYA

Asmara, October 9, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Ereteriya. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo warbixinno ka dhageystay sarakiisha ciidanka ayaa ku bogaadiyay dal jacaylka, dhabar …

MADAXWEYNE XASAN OO KORMEERAY XERYAHA AY TABABARKA KU QAADANAYAAN CIIDAMADA BADDA IYO CIRKA SOOMAALIYEED EE KU SUGAN DALKA ERETERIYA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA

Muqdisho, Oktoobar, 08, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka mid ah qeybaha kala duwan ee Ciidamada Qalabka Sida. Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku qotoma adkaynta xiriirka labada dal, Kor u qaadidda iskaashiga difaaca iyo amniga si …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA Read More »

Scroll to Top