Month: September 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE

Aadan-yabaal, September, 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo kuwa halyeeyada shacabka ee ku howlan dib u xoreynta dalka ayaa soo gaaray degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Aadan-yabaal kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa difaaca shacabka, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA AADAN-YABAAL EE GOBOLKA SHABEELLAHA DHEXE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA MAXAAS KULAMO KULA QAATAY SIYAASIYIINTA, WAXGARADKA IYO ODAYAASHA DHAQANKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa isku afgartay in loo midoobo dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta. Madaxweynaha oo bulshada gobolka Hiiraan ku bogaadiyay doorkooda wanaagsan ee la dagaalanka Khawaarijta ayaa tilmaamay in Soomaaliya leedahay hal cadow oo caqabad ku ah jiritaanka iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DEGMADA MAXAAS KULAMO KULA QAATAY SIYAASIYIINTA, WAXGARADKA IYO ODAYAASHA DHAQANKA Read More »

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO KORMEER KU TAGAY XERADA CIIDAMADA GUUTADA CALI BINU ABIIDAALIB EE DEGMADA MAXAAS

Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha waaweyn ee ay ka soo hoyeen dagaalka Khawaarijta, isaga oo kula dardaarmay in aysan marnaba is-dhigan oo ay isha ku hayaan cadawga, waxa uuna ku ammaanay diyaar garawga ay ugu jiraan sidii …

MADAXWEYNAHA XASAN SHEEKH OO KORMEER KU TAGAY XERADA CIIDAMADA GUUTADA CALI BINU ABIIDAALIB EE DEGMADA MAXAAS Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD

Maxaas, Sebteembar 05, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, bahda fanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay abwaankii iyo fannaankii Soomaaliyeed ee Marxuum Axmed Naaji Sacad. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu kaalin weyn uga jiray fanka Soomaaliyeed, isaga oo doorweyn ka qaatay sare …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA AXMED NAAJI SACAD Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA DUULAYA DARDAR GALINTA HOWLGALADA CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA AYAA GAARAY DEGMADA MAXAAS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada ciribtirka Khawaarijta ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah halganka dib u xoreynta dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa halyeeyada difaaca shacabka, mas’uuliyiinta …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KA DUULAYA DARDAR GALINTA HOWLGALADA CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA AYAA GAARAY DEGMADA MAXAAS Read More »

Scroll to Top