Month: September 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA KOONFUR-GALBEED

Dhuusamareeb, Sibteembar 30, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka BFS iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur-gabeed. Siyaasiyiinta Koonfur-galbeed oo Dhuusamareeb u yimid garab istaagga ciidamada qaranka ee dagaalka kula jira Khawaarijta ayaa Madaxweynaha la wadaagay warbixin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY QAAR KA MID AH SIYAASIYIINTA KOONFUR-GALBEED Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY MAS’UULIYIIN KA SOCDAY DOWLADDA TURKIGA

Dhuusamareeb, Sibteembar 25, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga Tababbarada Ciidamada ee TurkSom, Sarreeye Guuto Sebahattin Kalkan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa masuuliyiintan kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, gaar …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KU QAABILAY MAS’UULIYIIN KA SOCDAY DOWLADDA TURKIGA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO JABUUTI KULA KULMAY WASIIRKA DIFAACA MARAYKANKA

Jabuuti, Sibteebar 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin ayaa kala hadlay dagaalka lagu ciribtirayo kooxaha argagixisada ah ee ka socda Soomaaliya iyo kor u qaadidda taageerada Mareykanka ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliya. Dhankiisa Mudane Lloyd Austin ayaa bogaadiyay hormarka dowlada …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO JABUUTI KULA KULMAY WASIIRKA DIFAACA MARAYKANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN AYAA MARKALE ADKEEYAY IN UMMADDA SOOMAALIYEED AY U MIDOOBAAN HALKA CADOW EE DALKEENNU LEEYAHAY

Dhuusamareeb 22 Sibteember 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa kulan wadatashi ah oo looga arrinsaday dardar galinta dagaalka Khawaarijta la qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka ayaa markale adkeeyay in ummadda soomaaliyeed ay u midoobaan halka Cadow ee dalkeennu …

MADAXWEYNE XASAN AYAA MARKALE ADKEEYAY IN UMMADDA SOOMAALIYEED AY U MIDOOBAAN HALKA CADOW EE DALKEENNU LEEYAHAY Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOONKA LABADA AQAL KULAN WADAJIR AH KULA QAATAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Dhuusamareeb, Sibteembar 21, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wadajir ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb, Gudoomiyaha Golaha Shacabka, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Gudoomiyaha Aqalka Sare, mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kala hadlay muhiimadda ay leedahay in loo midoobo dardar …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOONKA LABADA AQAL KULAN WADAJIR AH KULA QAATAY MAGAALADA DHUUSAMAREEB Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO MAGACAABAY TALIYE KU XIGEENKA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO TALIYAHA CIIDANKA LUGTA

Muqdisho, Sebteember 18; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa darajada Gaashaanle Sare u dalacsiiyey Dayax Cabdi Cabdulle, waxa uuna u magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo magaacaabistan …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO MAGACAABAY TALIYE KU XIGEENKA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO TALIYAHA CIIDANKA LUGTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGAALADA DHUUSAMAREEB WARQADAHA AQOONSIGA KAGA GUDDOOMAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB

Dhuusamareeb, Sibteembar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee Midowga Yurub Marwo Karin Johansson. Danjiraha Cusub ee Midowga Yurub Marwo Karin Johansson oo dowladda iyo shacabka soomaaliyeed ugu hambalyeysay guulaha laga gaaray dagaalka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGAALADA DHUUSAMAREEB WARQADAHA AQOONSIGA KAGA GUDDOOMAY DANJIRAHA MIDOWGA YURUB Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA HANTI DHOWRKA QARANKA

Dhuusamareeb, Sabteembar 14, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya xaqiijinta Soomaaliya ku shaqeysa shuruuc iyo xeerar qoran ayaa saxiixay Sharciga Hantidhowrka Qaranka. Sharciga cusub ee Hantidhowrka guud ee Qaranka ayaa la jaanqaadaya shuruucda Maareynta maaliyadda guud, Sharciga iibka iyo qandaraasyada Qaranka iyo Shuruucda kale ee hufnaanta iyo horumarinta maamulka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA HANTI DHOWRKA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAAD KU JIRTAAN DAGAAL WAAFAQSAN MABAADII’DA SHAREECADA ISLAAMKA”

Dhuusamareeb, Sabteembar 13, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta. Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay kula …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAAD KU JIRTAAN DAGAAL WAAFAQSAN MABAADII’DA SHAREECADA ISLAAMKA” Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY HOGAANNADA TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA

Aadan Yabaal, Sebtembar 07, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo qorshaha dalka looga ciribtirayo khawaarijta Al Shabaab. Hogaannada taliska CXDS ayaa la wadaagay Madaxweynaha qorsheyaal muddo kooban Khawaarijta dalka looga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY HOGAANNADA TALISKA CIIDANKA XOOGGA DALKA Read More »

Scroll to Top