Month: August 2023

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAMMO MIRO DHALAY LA QAATAY QAAR KA MID AH ODAYAASHA DHAQANKA, SIYAASIYIINTA IYO BULSHADA GALMUDUG.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo muddoo ka badan toddobaad u jooga deegaanada Galmudug abaabulka howgallada deegaanka looga xoreynayo Khawaarijta ayaa kulammo miro dhalay la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa si gaar ah odayaasha dhaqanka kala hadlay sidii ay doorkooda hoggaamineed uga qaadan …

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO KULAMMO MIRO DHALAY LA QAATAY QAAR KA MID AH ODAYAASHA DHAQANKA, SIYAASIYIINTA IYO BULSHADA GALMUDUG. Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY WAKIILKA QARAMADA MIDOOBEY EE SOOMAALIYA QORSHAHA HORUMARINTA IYO XASILINTA DEEGAANNADA LA XOREEYEY

Dhuusamareeb, Ogostoo 12, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing. Madaxweynaha iyo Ergeyga ayaa ka wada hadlay qorshaha xasilinta ee degaannada laga xoreeyey argagixisada iyo sidii addeegyada aasaasiga ah loo gaarsiin lahaa bulshada sannadaha …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KALA HADLAY WAKIILKA QARAMADA MIDOOBEY EE SOOMAALIYA QORSHAHA HORUMARINTA IYO XASILINTA DEEGAANNADA LA XOREEYEY Read More »

MADAXWEYNAHA JFS MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO XARIGA KA JARAY XARUNTA BANGIGA DHEXE EE SOOMAALIYA UU KU YEELANAYO GALMUDUG

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Gudoomiyaha Bankiga dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi ayaa xariga ka jaray xarunta Bangiga dhexe ee Soomaaliya uu ku yeelanayo Galmudug, taasi oo bixindoonta dhammaan adeegyada uu qabto Bangiga dhexe ee dalka. 

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DAR DARGELINTA IYO ABAABULKA HALGANKA XOREYNTA EE WASIIRRADA HEER FEDERAAL IYO HEER GALMUDUG

Dhuusamaareeb, Ogoosto 10, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada heer Federaal iyo kuwa dowlad-goboleedka Galmudug. Shirkan ayaa looga hadlay xaaladda amni, qorshaha waqtiga dhow ee xoreeynta deegaannada ku jira gacanta Khawaarijta iyo dardar galinta abaabulka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA DAR DARGELINTA IYO ABAABULKA HALGANKA XOREYNTA EE WASIIRRADA HEER FEDERAAL IYO HEER GALMUDUG Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU ADKEEYEY ODEYAASHA DHAQANKA GALMUDUG XOOJINTA MIDNIMADA LAGU WAJAHAYO ARGAGIXISADA IYO XOREYNTA DEEGAANNADA

Dhuusamareeb, Ogostoo 09, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid. Madaxweynaha ayaa odeyaasha dhaqanka kala hadlay xoreynta deegaannada ay argagixisada Alshabaab kaga harsan yihiin Galmudug, waxa uuna tilmaamay …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KU ADKEEYEY ODEYAASHA DHAQANKA GALMUDUG XOOJINTA MIDNIMADA LAGU WAJAHAYO ARGAGIXISADA IYO XOREYNTA DEEGAANNADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KA BILAABAY KULAMMADA ABAABULKA DADWEYNAHA EE XOREYNTA DALKA

Dhuusamareeb, 6 Agoosto, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dagaalka lagaga xoreynayo khawaarijta Alshabaab deegaannada ay kaga harsan yihiin Galmudug. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in odayaasha dhaqanka Galmudug ay laf dhabar u …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DHUUSAMAREEB KA BILAABAY KULAMMADA ABAABULKA DADWEYNAHA EE XOREYNTA DALKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI KUMEEL-GAARKA AH UGU SHAQEYNAYA MAGAALADA DHUUSAMAREEB EE XARUNTA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG

Dhuusamareeb, Ogostoo 05, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad-goboleedka Galmudug. Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran ugu soo dhaweeyey Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SI KUMEEL-GAARKA AH UGU SHAQEYNAYA MAGAALADA DHUUSAMAREEB EE XARUNTA DOWLAD-GOBOLEEDKA GALMUDUG Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA QARANKA

Muqdisho, Ogostoo 05, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Khawaarijta Alshabaab. Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada socda ee halganka lagu cirib-tirayo argagixisada, waxa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYEY SHIRKA AMNIGA QARANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA

Muqdisho, Ogostoo 03, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqortooyada aan walaalaha nahay ee Sucuudi Carabiya oo uu hoggaaminayey Lataliyaha Diiwaanka Boqortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis. Madaxweynaha oo ka guddoomay dhambaal ay uga sideen Boqorka dalkaas Mudane Salmaan Binu Cabdicasiis iyo Dhaxal-suge Maxamed Binu Salmaan ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY WAFDI KA SOCDAY BOQORTOOYADA SUCUUDI CARABIYA Read More »

Scroll to Top