MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA KULMAY GUDDIGA QARAN EE LA DAGAALLANKA LACAGTA SHARCI-DARRADA IYO MAALGELINTA ARGAGIXISADA
Muqdisho, Luuliyo 29, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT) oo uu ka dhageystay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curyaaminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab. Guddigan Qaran ayaa soo bandhigay baraarugga shacabka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah argagixisada, …