MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO KA QEYB GELAYA SHIR MADAXEEDKA IGAD AYAA GAARAY DALKA JABUUTI
Jabuuti, Juun 11, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalkaas. Meertada 14-aad ee IGAD oo sannadkan diirradda lagu saari doono arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin nabadda, amniga iyo horumarka Gobolka …