Month: June 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHADKA TALEEFANKA KULA HADLAY HOGGAAMIYEYAASHA DALALKA TURKIGA, QATAR IYO JABUUTI

Muqdisho, Juun 28, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha dalka Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan, Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Madaxweynaha ayaa ka guddoomay Madaxda hambalyo ku aaddan Ciidda barakaysan ee Carafa, iyagoo u rajeeyey shacabka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHADKA TALEEFANKA KULA HADLAY HOGGAAMIYEYAASHA DALALKA TURKIGA, QATAR IYO JABUUTI Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA SHACABKA SOOMAALIYEED KULA OOGAY MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho, Juun 28, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey maalmahan barakaysan ee ciidda Carafo. Madaxweynaha ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan qorshaha dowladda ee la-dagaallanka Khawaarijta iyo musuqmaasuqa, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA SHACABKA SOOMAALIYEED KULA OOGAY MAGAALADA MUQDISHO Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY DOWLADDA IYO SHACABKA JABUUTI MAALINTA XORNIMADA

Muqdishu, 27 Juun, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan maalinta xornimada dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti u diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xukuumaddda iyo shacabka dalkaas. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in xornimada Jabuuti oo ay ka soo wareegtay 46 sano ay ku timid halgan taariikhi ah oo muujiyey …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO UGU HAMBALYEEYEY DOWLADDA IYO SHACABKA JABUUTI MAALINTA XORNIMADA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SOOMAALIYA QURXOON OO AY NAGU MAHADIYAAN KUWA U DABBAAL DEGI DOONA SANNAD GUURADA 100-AAD AYAA LA RABAA IN AYNU HIRGELINNO”

Muqdisho, Juun 26, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga ah ee ay ka tarjumeyso maalintan oo ku suntan midnimo iyo Soomaalinimo. Madaxweynaha ayaa …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “SOOMAALIYA QURXOON OO AY NAGU MAHADIYAAN KUWA U DABBAAL DEGI DOONA SANNAD GUURADA 100-AAD AYAA LA RABAA IN AYNU HIRGELINNO” Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO KA CODSADAY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBEY IN AY KA QAADAAN SOOMAALIYA CUNAQABATEYNTA HUBKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa si faah faahsan uga hadlay xaaladda amniga dalka, waxa uuna u jeediyay codsi xooggan oo ku aaddan in ay dalka ka qaadaan cunaqabateynta hubka ee saarneyd tan iyo sannadkii 1992-dii. “Waxaan garoowsannahay in Al-Shabaab oo laga adkaado ay …

MADAXWEYNAHA JFS OO KA CODSADAY GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBEY IN AY KA QAADAAN SOOMAALIYA CUNAQABATEYNTA HUBKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA MARAYKANKA

Washington, Juun 22, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon ka, Xoghayaha Difaaca Mudane Lloyd J. Austin. Austin ayaa ku bogaadiyay Madaxweynaha horumarka dhabta ah ee uu ku tallaabsaday xilli aad halis u ah oo kooban waxa uuna sheegay in nabadda …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA GAASHAANDHIGGA MARAYKANKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY MAGAALADA WASHINGTON EE DALKA MARAYKANKA

Washington, Juun 20. 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Fadhiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa gaaray magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha ayaa khudbad ka jeedin doona Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey isagoo la wadaagaya dalalka xubnaha ka ah Golaha xaaladda amniga Soomaaliya iyo …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY MAGAALADA WASHINGTON EE DALKA MARAYKANKA Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SAXIIXAY WAREEGTADA MAGACAABISTA TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO TALIYAHA CIIDANKA DHULKA

Muqdisho, Juun 19, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Sarreeye Guuto Axmed Aadan Cali, isagoo tixraacaya qodobbada 87-aad, 90-aad ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Lr. 15 ee soo baxay 1960 kuna saabsan Dhismaha …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO SAXIIXAY WAREEGTADA MAGACAABISTA TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA DALKA IYO TALIYAHA CIIDANKA DHULKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMMO LA QAATAY XUBNAHA LABADA GUDDI EE DIB U EEGISTA DASTUURKA

Muqdisho, Juun 17, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG uu u leeyahay xasilloonida iyo geeddi-socodka dowlad dhiska Soomaaliya. Xubnaha Labada Guddi ee Dastuurka …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAMMO LA QAATAY XUBNAHA LABADA GUDDI EE DIB U EEGISTA DASTUURKA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA

Muqdisho, 15 Juun, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go’aamada Golaha Wadatashiga Qaranka si loo hirgaliyo hannaan doorasho oo ku dhisan matalaadda dadweynaha, taasoo saamayn wanaagsan ku yeelan doonta geeddi …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WAKIILLADA BEESHA CAALAMKA EE SOOMAALIYA Read More »

Scroll to Top