Month: May 2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA

Jidda, Maajo 19, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Carbeed horumarka ka jira dalka, fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay waddo howlgallo qorsheysan oo dalka lagaga …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYEY MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNAHE XASAN AYAA MAGAALADA JEDDAH KULA KULMAY RA’ISULWASAARAHA DALKA CIRAAQ

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq. Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaaliya 67% in …

MADAXWEYNAHE XASAN AYAA MAGAALADA JEDDAH KULA KULMAY RA’ISULWASAARAHA DALKA CIRAAQ Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAYA MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA

Jidda, Maajo 18 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Jidda ee dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Madaxweynaha ayaa berri oo Jimce ah ka qeyb gali doona Meertada 32-aad ee Hoggaamiyeyaasha dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo lagu gorfeynayo qadiyadaha wadajirka ah ee ay wadaagaan dalalka …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA QEYBGALAYA MEERTADA 32-AAD EE JAAMACADDA CARABTA Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA DALKA QATAR LA QAATAY KULAMMO KU SAABSAN MAALGASHIGA SOOMAALIYA

Dooxa, May 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulammo kala duwan la yeeshay Hoggaanka Rugta Ganacsiga Qatar iyo Ururka Ganacsatada Qatar ayaa u soo bandhigay sida dowladda Soomaaliya ay uga go’an tahay xoojinta fursadaha maalgashiga. Madaxweynaha ayaa ganacatada dalka Qatar waxa uu u iftiimiyey fursadaha maalgashiga ee ka jira dalkeenna, …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GANACSATADA DALKA QATAR LA QAATAY KULAMMO KU SAABSAN MAALGASHIGA SOOMAALIYA Read More »

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CISMAAN MAXAMED JEELLE

Doha , 18 May, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Korneel Cismaan Maxamed Jeelle. Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Korneel Cismaan Maxamed Jeelle uu muddo dheer u soo adeegayey qaranka Soomaaliyeed, isagoo …

MADAXWEYNE DR XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA CISMAAN MAXAMED JEELLE Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA LA KULMAY SARAAKIIL KU BIIRAYA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO TABABAR UU UGA SOCDA DALKA QATAR

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Ciidamadan rajada shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay hormuud u noqodaan howlgallada socda ee xoreynta dalka. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey dowladda Qatar doorkan kuu aaddan dib …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA LA KULMAY SARAAKIIL KU BIIRAYA CIIDAMADA QALABKA SIDA OO TABABAR UU UGA SOCDA DALKA QATAR Read More »

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY AMIIRKA DALKA QATAR

Dooxa, 17 May, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad Al Taani. Madaxweynaha Dalka Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiirka Qatar Mudane Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulankooda diirradda ku saaray …

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY AMIIRKA DALKA QATAR Read More »

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA QATAR

Dooxa, May 16, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo 2 maalmood ah. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad ayaa la qaadan doona kulammo ku saabsan kobcinta iskaashiga labada …

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO BOOQASHO RASMI AH AY UGA BILAABATAY DALKA QATAR Read More »

MADAXWEYNAHA JFS OO MAGACAABAY LATALIYAHA XAKAMEYNTA QULQULKA HUBKA SHARCI-DARRADA AH

Muqdisho, Maajo 16, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in tallaabadani ay qeyb ka tahay qorshaha Qaran ee dalkeenna lagaga dulqaadayo cunaqabateynta Hubka ee saaraan, maadama ay …

MADAXWEYNAHA JFS OO MAGACAABAY LATALIYAHA XAKAMEYNTA QULQULKA HUBKA SHARCI-DARRADA AH Read More »

MADAXWEYNE XASAN “DHALINYARO SIYAASADA WAA INAAD DOONATAAN, SI AAD U RAADSATAANA WAA INAAD ….”

Muqdisho, 15 May, 2023: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey Kulan Dhalinyaro oo lagu maamuusayey maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee SYL ayaa tilmaamay in dhallinyarada maanta joogta fursad dahabiya haystaan oo ku aaddan in ay muujiyaan kaalintooda si ay horseedna ugu noqdaan hiigsiga dadka Soomaaliyeed. Madaxweyne Dr Xasan Sheekh …

MADAXWEYNE XASAN “DHALINYARO SIYAASADA WAA INAAD DOONATAAN, SI AAD U RAADSATAANA WAA INAAD ….” Read More »

Scroll to Top